{"id":11178,"date":"2017-07-25T11:12:27","date_gmt":"2017-07-25T11:12:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11178"},"modified":"2017-07-25T11:12:27","modified_gmt":"2017-07-25T11:12:27","slug":"madaxii-howl-galada-ururka-al-shabaab-ee-magalada-gaalkacyo-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11178","title":{"rendered":"Madaxii howl galada Ururka Al-Shabaab Ee Magalada Gaalkacyo oo la qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Howl gal si wada jir ah ay uga qeyb qaateen Ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu qabtay Taliyihii howl galada Al-Shabaab u qaabilsanaa Gaalkacyo.<span id=\"more-75123\"><\/span><\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan ilo wareedyo laga helay Gaalkacyo howl galkan oo ahaa mid qorsheysnaa ayaa lagu qabtay C\/risaaq Huseen Tahliil oo loo yaqaanay (Calool Geel) iyo afar kale.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ninkan uu ahaa nin ay aad u yaqaaneen ciidamada ammaanka, in muddo ahna ay ku daba jireen.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulada Puntland iyo Galmudug oo ku aadan howl galkan ay iska kaashadeen, kuna soo qabteen ninkan aadka loo raadinayay.<\/p>\n<p>Sanadkii hore ayay aheyd markii Ciidamada PIS-ta Puntland iyo kuwa Kumaandooska Soomaaliya howl gal ay ka sameeyeen Gaalkacyo ku soo qabteen nin u dhashay dalka Sudan oo la sheegay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa horay uga dhacay dilal qorsheysan iyo qaraxyo ay sheegatay Kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howl gal si wada jir ah ay uga qeyb qaateen Ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu qabtay Taliyihii howl galada Al-Shabaab u qaabilsanaa Gaalkacyo. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo laga helay Gaalkacyo howl galkan oo ahaa mid qorsheysnaa ayaa lagu qabtay C\/risaaq Huseen Tahliil oo loo yaqaanay (Calool Geel) iyo afar kale. Wararka ayaa sheegaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11179,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11178"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11180,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11178\/revisions\/11180"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}