{"id":11236,"date":"2017-07-29T16:12:52","date_gmt":"2017-07-29T16:12:52","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11236"},"modified":"2017-07-29T16:12:52","modified_gmt":"2017-07-29T16:12:52","slug":"xukumada-somaliland-iyo-itoobiya-oo-kala-seexexday-heshiis-dhinaca-caafimaadka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11236","title":{"rendered":"Xukumada Somaliland iyo Itoobiya Oo kala Seexexday Heshiis Dhinaca Caafimaadka ah."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>ddis Ababa-SLS-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Jamhuuriyada Soomaalilaand\u00a0 Dr. Saleebaan Ciise Axmed \u00a0(Xaglo Toosiye) ayaa heshiisyo dhinaca Caafimaadka kula saxeexday magaalada Addis Ababa \u00a0Wasiirka Caafimaadka ee dalka Itoobiya Professor Yefru Berahana.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-49246\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/hgf.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Kulanka \u00a0Wasiirada Caafimaadka JSL iyo Itoobiya oo usbuucii hore dhamaadkiisii ka dhacay magaalada Addis Ababa, isla markaana, qabanqaabadiisa uu lahaa safiirka JSL u fadhiya dalka Itoobiya Cali Salaan Jirde (Shoombe) ayey ka qeybgaleen wefdi uu hogaaminayey Wasiir Dr. Saleebaan Ciise Axmed, oo wehelinayeen\u00a0 agaasimaha qorshaynta ee wasaarada caafimaadka Faa\u2019isa X. Axmed iyo la taliyaha Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdikarim Maxamed Muse &amp; Safiir Cali Shoombe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Weriye Maxamuud Cali Walaaleeye oo faahfaahinta kulankaa \u00a0khadka telefoonka ku weydiiyey Safiirka JSL ee Itoobiya Mr. Cali Shoombe ayuu ku jawaabay,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cKulanka \u00a0wasiirada Caafimaadka JSL &amp; Itoobiya, jawi wanaagsan oo is-afgarad leh ayuu ku soo dhamaaday, waxaana heshiisyada lagu gaadhay ka mid ah, \u2018Illaalinta isaga gudubka labada xad ee la xidhiidha arrimaha caafimaadka, tababarada xirfadlayaasha caafiimaadka, Tayaynta Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka, &amp; waxbarashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Safiir Cali Shoombe ayaa raaciyey, \u201cKulankaa ayey ka qeybgaleen wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka JSL Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye), kuna weheliyeen agaasimaha qorshaynta ee wasaarada caafimaadka Faa\u2019isa X. Axmed iyo la taliyaha Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdikarim Maxamed Muse &amp; \u00a0anniga (Safiir Cali Shoombe) halka dhinaca Itoobiyana ka qeybgaleen Wasiirka Caafimaadka Professor Yefru Berahana iyo madax ka tirsan wasaarada Caafimaadka, waxaana qodobadii lagu heshiiyey ka mid aha in iskaashi guud dhex maro labada wasaaradood Caafimaad, si looga hor tago halista caafimaadka ee wakhtigan dunida ka jira.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulankaas ayaa ku soo dhamaaday is af garad Buuxa iyo jawi walaaltinimo, waxaana laysku afgartay in guddiyo labada dhinac oo sii ambaqaada hirgelintooda la sameeyo mustaqbalka dhow.<\/p>\n<p>Mohamoud Walaaleye<\/p>\n<p>to\u00a0Ahmed,\u00a0ahmedcigebbc,\u00a0huseinali_noor@hotmail.com, +339<br \/>\n10 hours ago<\/p>\n<p>Details<\/p>\n<p><strong>Jamhuuriya Somaalilaand &amp; Itoobiya oo dhinaca Caafimaadka Heshiisyo kaga Gaadhay Addis Ababa.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Safiirka JSL ee Itoobiya oo ka hadlay Kulan Dhex Maray Wasiirada Caafimaadka\u00a0 Somaliland iyo Itoobiya<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Addis Ababa-SLS-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Jamhuuriyada Soomaalilaand\u00a0 Dr. Saleebaan Ciise Axmed \u00a0(Xaglo Toosiye) ayaa heshiisyo dhinaca Caafimaadka kula saxeexday magaalada Addis Ababa \u00a0Wasiirka Caafimaadka ee dalka Itoobiya Professor Yefru Berahana.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulanka \u00a0Wasiirada Caafimaadka JSL iyo Itoobiya oo usbuucii hore dhamaadkiisii ka dhacay magaalada Addis Ababa, isla markaana, qabanqaabadiisa uu lahaa safiirka JSL u fadhiya dalka Itoobiya Cali Salaan Jirde (Shoombe) ayey ka qeybgaleen wefdi uu hogaaminayey Wasiir Dr. Saleebaan Ciise Axmed, oo wehelinayeen\u00a0 agaasimaha qorshaynta ee wasaarada caafimaadka Faa\u2019isa X. Axmed iyo la taliyaha Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdikarim Maxamed Muse &amp; Safiir Cali Shoombe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Weriye Maxamuud Cali Walaaleeye oo faahfaahinta kulankaa \u00a0khadka telefoonka ku weydiiyey Safiirka JSL ee Itoobiya Mr. Cali Shoombe ayuu ku jawaabay,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cKulanka \u00a0wasiirada Caafimaadka JSL &amp; Itoobiya, jawi wanaagsan oo is-afgarad leh ayuu ku soo dhamaaday, waxaana heshiisyada lagu gaadhay ka mid ah, \u2018Illaalinta isaga gudubka labada xad ee la xidhiidha arrimaha caafimaadka, tababarada xirfadlayaasha caafiimaadka, Tayaynta Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka, &amp; waxbarashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Safiir Cali Shoombe ayaa raaciyey, \u201cKulankaa ayey ka qeybgaleen wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka JSL Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye), kuna weheliyeen agaasimaha qorshaynta ee wasaarada caafimaadka Faa\u2019isa X. Axmed iyo la taliyaha Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdikarim Maxamed Muse &amp; \u00a0anniga (Safiir Cali Shoombe) halka dhinaca Itoobiyana ka qeybgaleen Wasiirka Caafimaadka Professor Yefru Berahana iyo madax ka tirsan wasaarada Caafimaadka, waxaana qodobadii lagu heshiiyey ka mid aha in iskaashi guud dhex maro labada wasaaradood Caafimaad, si looga hor tago halista caafimaadka ee wakhtigan dunida ka jira.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulankaas ayaa ku soo dhamaaday is af garad Buuxa iyo jawi walaaltinimo, waxaana laysku afgartay in guddiyo labada dhinac oo sii ambaqaada hirgelintooda la sameeyo mustaqbalka dhow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ddis Ababa-SLS-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Jamhuuriyada Soomaalilaand\u00a0 Dr. Saleebaan Ciise Axmed \u00a0(Xaglo Toosiye) ayaa heshiisyo dhinaca Caafimaadka kula saxeexday magaalada Addis Ababa \u00a0Wasiirka Caafimaadka ee dalka Itoobiya Professor Yefru Berahana. Kulanka \u00a0Wasiirada Caafimaadka JSL iyo Itoobiya oo usbuucii hore dhamaadkiisii ka dhacay magaalada Addis Ababa, isla markaana, qabanqaabadiisa uu lahaa safiirka JSL u fadhiya dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11237,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11236","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11236"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11238,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11236\/revisions\/11238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}