{"id":11307,"date":"2017-08-01T14:43:26","date_gmt":"2017-08-01T14:43:26","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11307"},"modified":"2017-08-01T14:43:26","modified_gmt":"2017-08-01T14:43:26","slug":"mid-ka-mid-ah-masuuliyiinta-gudida-doorashooyinka-kenya-oo-meydkiisa-laga-helay-duleedka-magalada-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11307","title":{"rendered":"Mid ka Mid ah Masuuliyiinta Gudida Doorashooyinka Kenya Oo Meydkiisa Laga Helay Duleedka Magalada Nairobi."},"content":{"rendered":"<p>Nin ka mid ahaa Guddiga doorashooyinka Kenya ayaa meydkiisa laga helay duleedka magaalada Nairobi, iyadoo maalmo ka harsan tahay doorashada madaxtinimada Kenya ee dhaceysa 8-da August.<span id=\"more-75558\"><\/span><\/p>\n<p>Chris Msando ayaa xubin ka ahaa Guddiga Farsamada Teknoolijiyada ee doorashada Kenya ayaa la la\u2019aa jimcihii, waxaana meydkiisa laga helay duleedka Nairobi.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa ka mid ahaa xubnihii darsayay nidaamka codeynta doorashada oo qaab Computer ah, kaasoo aan marnaba la jabsan karin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan shaki ku jirin, in la jirdilay oo la dilay\u201dayuu yiri Madaxa Guddiga Doorashooyinka Wafula Chebukati.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sheegay in Mr Msando iyo haweeney aan la aqoonsan meydkooda laga helay agagaarka Kikuyu ee duleedka magaalada Nairobi<\/p>\n<p>Xiisada ayaa cirka isku sii shareereysa, iyadoo tartanka Madaxtinimada ee dalka Kenya ay fooda nagu soo heyso, kaasoo ay ku tartamayaan Madaxweynaha talada haya Uhuru Kenyatta iyo ninka mudada dheer ay iska soo horjeedeen Raila Odinga.<\/p>\n<p>Doorashada Madaxtinimada Kenya ayaa sanadkan ah mid si aad ah isha loogu haayo, waxaana kor-joogto ka noqon doona koox caalami ah oo uu ka mid yahay Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin ka mid ahaa Guddiga doorashooyinka Kenya ayaa meydkiisa laga helay duleedka magaalada Nairobi, iyadoo maalmo ka harsan tahay doorashada madaxtinimada Kenya ee dhaceysa 8-da August. Chris Msando ayaa xubin ka ahaa Guddiga Farsamada Teknoolijiyada ee doorashada Kenya ayaa la la\u2019aa jimcihii, waxaana meydkiisa laga helay duleedka Nairobi. Ninkan ayaa ka mid ahaa xubnihii darsayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11308,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11309,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11307\/revisions\/11309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}