{"id":11313,"date":"2017-08-01T15:30:53","date_gmt":"2017-08-01T15:30:53","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11313"},"modified":"2017-08-01T15:30:53","modified_gmt":"2017-08-01T15:30:53","slug":"agaasimihii-warbaahinta-aqalka-cad-scaramucci-oo-shaqada-laga-eryay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11313","title":{"rendered":"Agaasimihii Warbaahinta Aqalka Cad Scaramucci oo shaqada laga eryay"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimihii warbaahinta Aqalka Cad Anthony Scaramucci ayaa shaqada laga cayriyay kaddib wax ka yar 10 maalmood oo uu xilkaasi hayay.<span id=\"more-75542\"><\/span><\/p>\n<p>Scaramucci ayaa la kulmay cambaareyn kaddib markii uu u yeeray weriye kaddibna uu jeediyay khudbad dheer oo uu ugu gafay dadka ay isla shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Agaasimihii madaxtooyada Aqalka Cad Reince Priebus iyo afhayeenkii Aqalka Cad Sean Spicer ayaa labadooduba Scaramucci dartiis shaqada uga tegay.<\/p>\n<p>Go`aankan ayaa waxaa gaaray agaasimaha cusub ee madaxtooyada Aqalka Cad, Gen John Kelly, oo xilkaasi loo dhaariyay Isniintii.<\/p>\n<p>Haweeneyda afhayeenka u ah madaxweyne Trump, Sarah Sanders, ayaa sheegtay in madaxweynuhu uu u maleynayo in hadalkii uu Scaramucci u sheegay weriyaha uusan ku habbooneyn qof booskiisa oo kale jooga.<\/p>\n<p>Inkastoo muddada uu xilka hayay Scaramucci ay aad u gaabneyd haddana wuxuu sameeyay amarro badan oo dhibaato abuurayay, wuxuuse haatan ka daba tegay kuwii dartiis isku casilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimihii warbaahinta Aqalka Cad Anthony Scaramucci ayaa shaqada laga cayriyay kaddib wax ka yar 10 maalmood oo uu xilkaasi hayay. Scaramucci ayaa la kulmay cambaareyn kaddib markii uu u yeeray weriye kaddibna uu jeediyay khudbad dheer oo uu ugu gafay dadka ay isla shaqeeyaan. Agaasimihii madaxtooyada Aqalka Cad Reince Priebus iyo afhayeenkii Aqalka Cad Sean [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11314,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11315,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11313\/revisions\/11315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}