{"id":11386,"date":"2017-08-05T14:07:18","date_gmt":"2017-08-05T14:07:18","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11386"},"modified":"2017-08-05T14:07:18","modified_gmt":"2017-08-05T14:07:18","slug":"ururka-al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaadhi-ay-ka-qafaasheen-xisbiga-jubilee-deegaanka-mandhera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11386","title":{"rendered":"Ururka Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Gaadhi ay ka Qafaasheen Xisbiga Jubilee Deegaanka Mandhera."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari ay todobaadkii ka hor ka qafaasheen Mandhera, kaasoo ka mid ahaa gaadiidka ololaha doorashada ee Xisbiga Jubilee oo uu u tartamayo Madaxweynaha talada haya Uhuru Kenyatta.<span id=\"more-75850\"><\/span><\/p>\n<p>Gaarigan ayaa ku lahaa calaamada Xisbiga Jubilee, waxaa ku sawirnaa Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Musharax Xisbiga Jubilee ee Mandhera Mohamed Ibraahim Mohamed.<\/p>\n<p>Muuqaal kooban oo Al-Shabaab soo bandhigtay ayaa waxaa ka muuqda Gaariga oo socda dhul howd ah oo aan la sheegin, waxaa kaxeynayay oo saarnaa dagaalyahano hubeysan oo wajiga u xirnaa.<\/p>\n<p>Dagaalyahano Kenyan ah ayaa oo ku hadlaya luqada Sawaaxilaga ayaa ka soo muuqday muuqaalkan, waxaa ay saarnaayeen dusha sare ee gaariga la soo bandhigay.<\/p>\n<p>Gaadiidka ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa lagu soo beegay, iyadoo maalmo un ay naga xigaan doorashada Madaxtinimada Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/jubilee1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-75852\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/jubilee1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/jubilee2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-75853\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/jubilee2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/jubelee.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-75851\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/jubelee.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari ay todobaadkii ka hor ka qafaasheen Mandhera, kaasoo ka mid ahaa gaadiidka ololaha doorashada ee Xisbiga Jubilee oo uu u tartamayo Madaxweynaha talada haya Uhuru Kenyatta. Gaarigan ayaa ku lahaa calaamada Xisbiga Jubilee, waxaa ku sawirnaa Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Musharax Xisbiga Jubilee ee Mandhera Mohamed Ibraahim Mohamed. Muuqaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11387,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11388,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11386\/revisions\/11388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}