{"id":114,"date":"2016-08-14T22:05:14","date_gmt":"2016-08-14T22:05:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=114"},"modified":"2016-08-14T22:08:33","modified_gmt":"2016-08-14T22:08:33","slug":"war-deg-deg-ahmadaxwaynaha-somaliland-oo-isku-shaandhayntii-sal-baladhan-ku-sameeyay-xukumadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=114","title":{"rendered":"War Deg Deg ah:Madaxwaynaha somaliland Oo  isku Shaandhayn Sal Baladhan  ku Sameeyay Xukumadiisa."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<h1>Hargeysa(www.Gacanlibaaxneaws.com)_madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo oo\u00a0 isku shandhayn\u00a0 sal baladhan ku sameeyay xukumadiisa, iyo masuuliyiinta xilaalka laga Qaday.<\/h1>\n<p>War-saxaafadeed: 14\/08\/2016<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4161\/082016 uu caawa magacaabid, isku bedel, iyo Xilka ka qaadis ku sameeyey xubno ka mida xukuumadiisa.<br \/>\nMadaxweynuhu:-<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasiirada, wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiir ku-xigeenada Wasaaraddaha dalka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday In<br \/>\n1 In Mudane, Farxaan Aadan Haybe, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2 In Mudane, Cumar Shucayb Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland.(Mudane Cusub)<br \/>\n3 In Mudane, Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Mudane Cusub)<br \/>\n4 In Mudane, Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Mudane Cusub)<br \/>\n5 In Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n6 In Mudane, Yuusuf Cismaan Garas, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n7 In Mudane, Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n8 In Mudane, Cali Axmed Maxamed (Dhegoole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n(Bedel)<br \/>\n9 In Mudane, Maxamed Mixiile Boqore, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n10 In Mudane, Maxamuud Jaamac Aadan Galaal, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland (Bedel)<br \/>\n11 In Mudane, Cismaan Xasan Aw Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland (bedel)<br \/>\n12 In Mudane, Maxamed Axmed Aadan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel)<br \/>\n13 In Mudane, Guuleed Maxamed Shire, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Somaliland (Mudane Cusub)<br \/>\n14 In Mudane, Yuusuf Axmed Faarax (Af-lahaar), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland.(Mudane Cusub)<br \/>\n15 In Mudane, Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland (Mudane Cusub)<br \/>\nAGAASIMYEYAASHA GUUD QAAR KA MID AH<br \/>\nMadaxweynuhu:-<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<br \/>\n1 In Mudane, Fu\u2019aad Cabdi Salaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2 In Mudane, Maxamed Axmed Xasan (Jabarti), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3 In Ambassador, Cabdifataax Siciid Axmed Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n4 In Mudane, Cabdi Cali Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n5 In Mudane, Cabdiraxmaan Axmed Cali (Cabdi Shaqaabe), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Wershadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n6 In Mudane, Xasan Nuur Abokor (Xasan Jebiye), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nHAY\u2019ADAHA DAWLADA<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 48aad ee Xeerka Nidaamka Garsoorka;<br \/>\nMarkuu Aqoonsaday: Baahida loo qabo buuxinta jagada Garyaqaanka Guud ee Qaranka;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<br \/>\n1 In Mudane, Cabdisamad Cumar Maal, laga bilaabo taariikhda manta uu ahaado Garyaqaanka Guud ee Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2 In Mudane, Shariif Abokor X. Maxamed (Dhuux-yare), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3 In Mudane, Sharmaarke Muxumed Geelle, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n4 In Mudane, Axmed Yuusuf Dirir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n5 In Mudane, Cabdi Cabdillaahi Xasan Mataan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku-xigeenka Dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\n6 In Mudane, Abiib Axmed Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Xog-hayaha Guud ee Guddida La Dagaalanka AIDS-ka (SOLNAC) ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nTALIYEYAASHA CIIDAMADA KALA DUWAN QAAR KA MIDA<br \/>\nMadaxweynuhu:-<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Ciidanka Qaranku u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Taliyeyaasha Ciidamada, Ilaalada Xeebaha, Laanta Socdaalka, Ciidanka Qaranka, iyo Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka, Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo in la dardar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo,<br \/>\nMarkuu Arkay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday;<br \/>\n1 In Sarreeye Gaas, Nuux Ismaaciil Taani, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2 In Sarreeye Guuto, Cabdi Xirsi Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3 In Sarreeye Guuto, Maxamed Cisamaan Caalin (Dayib), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Laanta Socdaalka ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Hore waxa u magacaabi jiray Wasiirka Arrimaha Gudaha, hada wixii ka dambeeya waxa soo magacaabaya Madaxweynaha)<br \/>\n4 In Sarreeye Guuto, Saleebaan Barre Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nGudoomiyeyaasha Gobolada Qaarka mida<br \/>\nMadaxweynuhu:<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyeyaasha Gobolka Maroodijeex, Sool iyo Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<br \/>\n1 In Mudane, Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n2 In Mudane, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\n3 In Mudane, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nLA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA QAAR KA MID AH<br \/>\nMadaxweynuhu:<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Sharciga;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo magacaabidda jagadan;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<br \/>\n1 In Mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Sharciga. (Hore Afhayeenka Madaxtooyada)<br \/>\n2 In Mudane, Maxamed Maxamuud Cali X. Jeeniyare, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La Taliyaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Bariga ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Hore Gudoomiyihii Gobolka Maroodi-jeex)<br \/>\n3 In Mudane, Aadan Nugaal X. Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Maaliyadda iyo Miisaaniyadda.<br \/>\nMAGACAABIDA DANJIREYAAL CUSUB<br \/>\nMadaxweynuhu:<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dallalka dibeddu u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Australia;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<br \/>\n1 In Mudane, Cali Maxamed Warancadde, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Ethiopia.<br \/>\n2 In Mudane, Maxamed Ismaaciil Xuseen, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Australia.<br \/>\n3 In Mudane Aadan Muuse Jibriil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan Midowga Afrika<br \/>\nMAGACAABIDA AFHAYEENKA MADAXTOOYADA JSL<br \/>\nMadaxweynuhu:<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee Af-hayeenka Madaxtooyadu u leeyahay Madaxtooyada Dalka iyo dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay: In baahi loo qabo in la buuxiyo jagada Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<br \/>\nIn Mudane, Xuseen Aaden Cige (Deyr), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. (Hore Wasiirkii Ganacsiga iyo Maalgashiga)<br \/>\n************************************************************************************************<br \/>\nUjeeddo: Xil-ka Qaadis<br \/>\n1 Ku: Mudane, Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle),<br \/>\nWasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<br \/>\n2 Ku: Dr. Maxamed Rashiid Sh. Xasan,<br \/>\nWasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah<br \/>\n3 Ku: Mudane, Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle)<br \/>\nTaliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka JSL<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga<br \/>\n4 Ku: Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor),<br \/>\nMaareeyihii Hore ee Dekedda Berbera<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada<br \/>\n5 Ku: Mudane, Cumar Abokor Jaamac,<br \/>\nMaareeye Ku-xigeenkii Hore ee Dekedda Berbera<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada<br \/>\n6 Ku: Mudane, Maxamed Cabdi Bullaale,<br \/>\nAgaasimihii Guud ee Hore ee Guddida Qandaraasyada Qaranka<br \/>\nOg: Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka<br \/>\n7 Ku: Mudane, Jaamac Maxamed Odowaa,<br \/>\nAgaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<br \/>\nOg: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<\/p>\n<\/div>\n<p>Mudaneyaal,<br \/>\nWaxaan aad idinka mahadinayaa muddadii aynu soo wada shaqaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<br \/>\nSidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad qaranka Jamhuuriyadda Somaliland u hayseen.<br \/>\nHaddaba, waxaan idinka rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejisaan xilalka aad hayseen Masuuliyiinta aan xilalkaa u soo magacaabay, idinkoo mahadsan.<br \/>\nALLAA MAHAD LEH<br \/>\nCabdiraxman Sh. Cilmi Fahiye (Shamax)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(www.Gacanlibaaxneaws.com)_madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo oo\u00a0 isku shandhayn\u00a0 sal baladhan ku sameeyay xukumadiisa, iyo masuuliyiinta xilaalka laga Qaday. War-saxaafadeed: 14\/08\/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4161\/082016 uu caawa magacaabid, isku bedel, iyo Xilka ka qaadis ku sameeyey xubno ka mida xukuumadiisa. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":115,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=114"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":118,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/114\/revisions\/118"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}