{"id":11441,"date":"2017-08-09T05:58:26","date_gmt":"2017-08-09T05:58:26","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11441"},"modified":"2017-08-09T05:58:26","modified_gmt":"2017-08-09T05:58:26","slug":"uhuru-kenyatta-oo-ku-horeeya-tirinta-cododka-doorashada-madaxtinimada-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11441","title":{"rendered":"Uhuru Kenyatta oo ku horeeya tirinta cododka doorashada Madaxtinimada Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Uhuru Kenyatta ayaa ku horeeya tirinta cododka doorashada madaxtinimada Kenya, iyadoo natiijada horu dhaca ah ee la soo bandhigay ay muujineyso in Uhuru uu hoggaanka ku haayo codod gaaraya illaa 7 milyan, halka ninka ay iska soo horjeedaan Raila Odinga uu heysto codod dhan shan milyan.<span id=\"more-76158\"><\/span><\/p>\n<p>Codeynta oo shalay gelinkii dambe la soo gaba gabeeyay ayaa lagu ammaanay inay si nabad ku dhacdo, iyadoo aad loo adkeeyay ammaanka goobaha ay ka dhaceysay doorashooyinka.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada Kenya ayaa ugu baaqay shacabka Kenya inay ka war sugaan natiijada kama dambeysta ah, iyadoo ay wali socoto tirinta cododka.<\/p>\n<p>Kor joogayaash Caalamiga ah ayaa si aad ah isha ugu haya doorashada, waxaana meelo badan oo ay kormeereen ay sheegeen in doorashada si wanaagsan ku dhacday.<\/p>\n<p>Xarunta Bomas ee tirinta ka socoto ayaa waxaa ku sugan safiirada Maraykanka, UK iyo dalal kale oo aad u danaynaya doorashada Kenya iyo waliba kormeerayaasha Caalamiga ah.<\/p>\n<p>Cabsi badan ayaa laga qabaa in natiijada kama dambeysta doorashada Kenya ay ka dhalato rabshado, iyadoo ay isa soo tarayaan walaaca ay dad badan ka qabaan.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Uhuru Kenyatta ayaa ku horeeya tirinta cododka doorashada madaxtinimada Kenya, iyadoo natiijada horu dhaca ah ee la soo bandhigay ay muujineyso in Uhuru uu hoggaanka ku haayo codod gaaraya illaa 7 milyan, halka ninka ay iska soo horjeedaan Raila Odinga uu heysto codod dhan shan milyan. Codeynta oo shalay gelinkii dambe la soo gaba gabeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11442,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11443,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11441\/revisions\/11443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}