{"id":11579,"date":"2017-08-15T14:12:12","date_gmt":"2017-08-15T14:12:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11579"},"modified":"2017-08-15T14:12:12","modified_gmt":"2017-08-15T14:12:12","slug":"mukhtaar-roobow-oo-sheegay-inuu-isaga-baxay-al-shabaab-akhriso-war-saxaafadeedka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11579","title":{"rendered":"Mukhtaar Roobow oo sheegay inuu isaga baxay Al-Shabaab (Akhriso War saxaafadeedka)"},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Mukhtaar Roobwo Cali Abuu Mansuur oo goor dhow dowladda Soomaaliya u soo bandhigtay Warbaahinta ayaa \u00a0si rasmi ah ugu dhawaaqay \u00a0inuu isaga baxay Al-Shabaab.<span id=\"more-76720\"><\/span><\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Hotelka Royal Palace (EX City Palace), ayaa sheegay in Al-Shabaab uu ka baxay muddo 5 sano iyo todobo bilood, sababta uu uga baxayna ay tahay kala duwanaan fahan iyo khilaaf.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in mudadaas uu ku jiray duurka, isla markaana Al-Shabaab ku soo weerareen, ayna rabeen inay dilaan, iskana difaacay sida uu hadalka u dhigay<\/p>\n<p>Waxaa uu uga mahad celiyay dowladda Soomaaliya iyo Saaxibada Beesha caalamka, kaalintii ay ku lahaayeen in heerkan wax soo gaaraan<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in wada hadal u socdo dowladda Federaalka, isagoo tilmaamay in dowladdu \u00a0marti ugu yahay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa uu ka mahadceliyay sida dowladda iyo madaxdeeda ugu soo dhoweeyeen magaalada Muqdisho, waxaa uu tilmaamay inuu rajo ka qabo sidii nabad loogu gogol xaari lahaa.<\/p>\n<p>Mukhtaar Roobow ayaa waxaa dhinaciisa surnaa Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya, waxaana la xusuustaa xilligii uu ka tirsanaa Al-Shabaab in dhinaciisa ka baban jiray Calanka madow ee dhexda towxiidka uga qoran yahay.<\/p>\n<p>Mukhtaar Roobow ayaa xilli soo noqday Afhayeenka Guud ee Xarakada Al-Shabaab, sidoo kale waxaa la sheegaa inuu mar ka mid noqday Amiir kuxigeenka Al-Shabaab<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/war-saxafed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-76727\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/war-saxafed.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/royal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-76728\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/royal.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/roobow.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-76721\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/roobow.jpg\" alt=\"\" width=\"657\" height=\"369\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_20170815_132619.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-76722\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_20170815_132619.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Mukhtaar Roobwo Cali Abuu Mansuur oo goor dhow dowladda Soomaaliya u soo bandhigtay Warbaahinta ayaa \u00a0si rasmi ah ugu dhawaaqay \u00a0inuu isaga baxay Al-Shabaab. Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Hotelka Royal Palace (EX City Palace), ayaa sheegay in Al-Shabaab uu ka baxay muddo 5 sano iyo todobo bilood, sababta uu uga baxayna ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11580,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11581,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11579\/revisions\/11581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}