{"id":11595,"date":"2017-08-16T14:24:02","date_gmt":"2017-08-16T14:24:02","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11595"},"modified":"2017-08-16T14:24:02","modified_gmt":"2017-08-16T14:24:02","slug":"madaxweynaha-mareykanka-donald-trump-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-kenya-uhuru-kenyatta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11595","title":{"rendered":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku biiray Madaxda u soo tahniyadeysay Madaxweynaha dib loo doortay ee Kenya Uhuru Kenyatta, kaasoo ku guuleystay doorashadii 8-dii bishan ka dhacday dalka Kenya.<span id=\"more-76812\"><\/span><\/p>\n<p>War saxaafadeed laga soo saaray Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in doorashada ka dhacday Kenya ay aheyd tallaabo horay loo qaaday,<\/p>\n<p>\u201cMareykanka waxaa uu u hambalyeynayaa dadka reer Kenya in doorashooyinkii si guul leh loo soo afjaro, iyo in dib loo doortay Madaxweyne Uhuru Kenyatta\u201dayaa lagu yiri war saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa sheegay in doorashada Kenya ay u dhacday mid cadaalad iyo hufnaan ah, waxaana uu soo dhoweeyay warbixinta ay soo saareen Goob joogayaasha Caalamiga oo ku tilmaamay doorashada inay aheyd mid lagu kalsoonaan karo.<\/p>\n<p>Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa loogu baaqay dadka Kenyanka inay iska diidaan rabshado iyo colaad, waxaana muranada la xiriira doorashada lagu baaqay in lagu xaliyo dastuurka Kenya iyo sharciyada u yaalla dalka.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga ayaa ka soo horjeestay natiijada doorashada Kenya, waxaa uu sheegay in nidaamkii codeynta Computer-rada la jabsaday, isla markaana ay dhacday ku shubasho, waxaa uu taageerayaashiisa ugu baaqay in aan maalin shaqo la aadin.<\/p>\n<p>Dibadbaxyo looga soo horjeedo natiijada doorashada ayaa ka dhacay meelo ka mid ah Kenya, waxaana jiray isku dhacyo sababay dhimasho iyo dhaawac oo dhex maray Ciidamada Ammaanka iyo taageerayaasha mucaaradka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku biiray Madaxda u soo tahniyadeysay Madaxweynaha dib loo doortay ee Kenya Uhuru Kenyatta, kaasoo ku guuleystay doorashadii 8-dii bishan ka dhacday dalka Kenya. War saxaafadeed laga soo saaray Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in doorashada ka dhacday Kenya ay aheyd tallaabo horay loo qaaday, \u201cMareykanka waxaa uu u hambalyeynayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11596,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11597,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11595\/revisions\/11597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}