{"id":11660,"date":"2017-08-19T13:31:55","date_gmt":"2017-08-19T13:31:55","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11660"},"modified":"2017-08-19T13:31:55","modified_gmt":"2017-08-19T13:31:55","slug":"dawlada-qatar-oo-ka-hadashay-goaankii-sacuudigu-xuduuda-ugu-furay-xujeyda-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11660","title":{"rendered":"Dawlada Qatar Oo Ka Hadashay Go&#8217;aankii Sacuudigu Xuduuda Ugu Furay Xujeyda Dalkeeda."},"content":{"rendered":"<p><strong>Labada dhinac, ayaa waxaa horaantii bishii June soo kala dhex gashay xiisad siyaasadeed, ka dib markii Sacuudiga uu<\/strong><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/kuwayd%281%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Dowladda Qatar, ayaa waxay si diiran u soo dhaweysay go&#8217;aankii ka soo yeeray Sacuudiga, ee ku aadanaa in uu xuduuda u furayo dadka reer Qatar, kuwooda doonaya inay gutaan Xajka.<\/p>\n<p>Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, ayaa Warbaahinta u sheegay in Dowladda Qatar ay soo dhaweynayso hadalka cusub ee ka soo yeeray Sacuudiga.<\/p>\n<p>Wasiirka, ayaa tilmaamay in markii horeba ay Sacuudiga siyaasad ka gashay qorshihii uu horey ugu diiday xujeyda reer Qatar inay dalkaasi ku taggaan safarada dhulka.<\/p>\n<p>Dowladda Sacuudiga, ayaa bishii June sheegtay in xujeyda reer Qatar ay Sacuudiga ku imaan karaan oo keliya safarda xagga cirka, ka dib markii ay xirtay xuduuda Salwa.<\/p>\n<p>Qatar,<br \/>\n<span id=\"spnCOntent\">ayaa xuduuda keliya ee dal caalamka ku yaala ay la wadaagto waxay la leedahay dalka Sacuudiga.<\/span><\/p>\n<p>Labada dhinac, ayaa waxaa horaantii bishii June soo kala dhex gashay xiisad siyaasadeed, ka dib markii Sacuudiga uu Dowladda Qatar ku eedeeyay inay argagixisada taageerto, walow ay Qatar beenisay.<\/p>\n<p>Sources: universalsomalitv<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labada dhinac, ayaa waxaa horaantii bishii June soo kala dhex gashay xiisad siyaasadeed, ka dib markii Sacuudiga uu Dowladda Qatar, ayaa waxay si diiran u soo dhaweysay go&#8217;aankii ka soo yeeray Sacuudiga, ee ku aadanaa in uu xuduuda u furayo dadka reer Qatar, kuwooda doonaya inay gutaan Xajka. Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11661,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11662,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11660\/revisions\/11662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}