{"id":11676,"date":"2017-08-21T12:04:24","date_gmt":"2017-08-21T12:04:24","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11676"},"modified":"2017-08-21T12:04:24","modified_gmt":"2017-08-21T12:04:24","slug":"dowladda-kenya-oo-ku-dhawaaqday-inay-duqeymo-ka-bilaabeyso-keymaha-boni-ee-ka-tirsan-ismaamulka-goboleedka-lamu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11676","title":{"rendered":"Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday inay duqeymo ka bilaabeyso keymaha Boni Ee ka tirsan ismaamulka goboleedka Lamu."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay duqeymo ka bilaabeyso keymaha Boni ee ka tirsan ismaamulka goboleedka Lamu, halkaasoo dagaalyahano ka tirsna Al-Shabaab ay saldhig u tahay.<span id=\"more-77165\"><\/span><\/p>\n<p>Taliyaha Howl galka Kenya Boni Joseph Kanyiri ayaa ugu baaqay dadka Kenyanka ah ee ku sugan deegaanka keymaha Boni inay muddo 48 saacadood isaga baxaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay bilaabi doonaan bambooyin ay ku garaacayaan deegaanada keymaha ee Boni, waxaana howl galka la sheegay inuu qaadan doono maalmo.<\/p>\n<p>Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa isu diyaarinaya weerar cirka ah oo lagu qaadi doono keymaha Boni oo ah dhul howd ah, isla markaana istiraatiiji ah.<\/p>\n<p>Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in keymaha Boni uu saldhig u yahay dagaalyahano aan Soomaali aheyn oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasoo ka soo jeeda dalka Kenya iyo dalalka bariga Afrika.<\/p>\n<p>Weerarada ugu badan ee ka dhaca gobolka xeebta ah ee Kenya ayaa laga soo abaabulaa Keymaha Boni ee saldhiga u ah Guutada Jeyshul Ayman oo ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay duqeymo ka bilaabeyso keymaha Boni ee ka tirsan ismaamulka goboleedka Lamu, halkaasoo dagaalyahano ka tirsna Al-Shabaab ay saldhig u tahay. Taliyaha Howl galka Kenya Boni Joseph Kanyiri ayaa ugu baaqay dadka Kenyanka ah ee ku sugan deegaanka keymaha Boni inay muddo 48 saacadood isaga baxaan. Waxaa uu sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11677,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11678,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11676\/revisions\/11678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}