{"id":11719,"date":"2017-08-24T13:42:56","date_gmt":"2017-08-24T13:42:56","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11719"},"modified":"2017-08-24T13:42:56","modified_gmt":"2017-08-24T13:42:56","slug":"safiirka-ruushka-u-fadhiya-dalka-sudan-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11719","title":{"rendered":"Safiirka Ruushka u fadhiya Dalka Sudan oo meydkiisa laga helay gurigiisa."},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Ruushka u fadhiya Sudan Mirgayas Shirinskiy ayaa meydkiisa laga helay gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen Booliska Arbacadii shalay.<span id=\"more-77394\"><\/span><\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Booliska ayaa u sheegay in Wakaalada wararka ee Reuters in Safiirka uu hayay xanuuno uu ka mid yahay dhiig karka, taasoo loo maleynayo inuu u geeriyooday.<\/p>\n<p>Meydkiisa ayaa laga helay barkada dabaasha ah ee gurigiisa, waxaa lagu wadaa in meydkiisa loo dhoofiyo dalkiisa.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha dibadda Sudan ayaa ka tacsiyadeysay geerida Safiirka, waxaana ay ku bogaadiyay dadaalkiisa diblomaasiyadeed.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Ruushka u fadhiya Sudan Mirgayas Shirinskiy ayaa meydkiisa laga helay gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen Booliska Arbacadii shalay. Afhayeen u hadlay Booliska ayaa u sheegay in Wakaalada wararka ee Reuters in Safiirka uu hayay xanuuno uu ka mid yahay dhiig karka, taasoo loo maleynayo inuu u geeriyooday. Meydkiisa ayaa laga helay barkada dabaasha ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11720,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11721,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11719\/revisions\/11721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}