{"id":11807,"date":"2017-08-29T03:43:01","date_gmt":"2017-08-29T03:43:01","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11807"},"modified":"2017-08-29T03:43:01","modified_gmt":"2017-08-29T03:43:01","slug":"madaxweyne-donald-trump-trump-oo-ballan-qaaday-in-taageero-u-fidinayo-gobolka-texas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11807","title":{"rendered":"Madaxweyne Donald Trump   Trump oo ballan qaaday in taageero u fidinayo gobolka Texas"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweyne Donald Trump ayaa ballan qaaday in uu taageero buuxda u fidin doono gobolka Texa oo weli duufaanka Harvey ku fadhiyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo u diyaar garoobaya in uu maanta oo Salaasa ah socdaal ku tago gobolka ayaa sheegay in badbaadinta nafta dadku tahay mudnaantiisa koobaad.<\/p>\n<p>Waxaanu sheegay in uu dhamaan waxa awoodu u saamaxdo ee dhaqaale iyo qalab ah ba gacanta ka gelin doono maamulka gobolka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump wuxu sheegay in hawsha dib u dhiska gobolka duufaanku khasaaraha gaadhsiiyey noqon doonto mid dheer oo loo baahan doono in balaayiin Dollar golaha Congress-ku u ansixiyo sidii wax looga qaban lahaa masiibadaa dhacday.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Donald Trump ayaa ballan qaaday in uu taageero buuxda u fidin doono gobolka Texa oo weli duufaanka Harvey ku fadhiyo. Madaxweynaha oo u diyaar garoobaya in uu maanta oo Salaasa ah socdaal ku tago gobolka ayaa sheegay in badbaadinta nafta dadku tahay mudnaantiisa koobaad. Waxaanu sheegay in uu dhamaan waxa awoodu u saamaxdo ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11808,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11807"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11809,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11807\/revisions\/11809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}