{"id":11883,"date":"2017-09-05T11:06:03","date_gmt":"2017-09-05T11:06:03","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11883"},"modified":"2017-09-05T11:06:03","modified_gmt":"2017-09-05T11:06:03","slug":"raysal-wasaaraha-soomaaliya-oo-dhiggiisa-itoobiya-kala-hadlay-sii-deynta-maxaabiis-ku-jirta-xabsiyada-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11883","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Soomaaliya  Oo dhiggiisa Itoobiya kala hadlay sii deynta Maxaabiis  ku jirta Xabsiyada Dalka Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhiggiisa Itoobiya Hailemariam Desalegn kala hadlay sii deynta Maxaabiis Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada Itoobiya.<span id=\"more-78276\"><\/span><\/p>\n<p>Sida ay faafisay Wakaalada wararka ee SONNA Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa si gaar ah Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya kala hadlay sidii maxaabiis ku haray xabsiyada Itoobiya loo sii deyn lahaa, kuwaasoo uu ka mid yahay Wariye Maxamed Aweys Muudey Boqorka Bartamaha.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in todobaadyada soo socda Muqdisho laga soo dejin doono Maxaabiis horay Maxkamadaha Itoobiya u xukumeen oo ku jira xabsiyada dalkaas.<\/p>\n<p>Lama oga sii deynta Boqorka Bartamaha inay qeyb ka tahay is weydaarsi maxaabiis oo dhex maray labada dal.<\/p>\n<p>Hase ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya in sii deynta Maxaabiista la sheegay inuu ku jiro Boqorka Bartamaha ay tahay mid lagu dejinayo xiisada ka dhalatay dhiibiddii C\/kariin Qalbi Dhagax oo aanay wali ka hadlin dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhiggiisa Itoobiya Hailemariam Desalegn kala hadlay sii deynta Maxaabiis Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada Itoobiya. Sida ay faafisay Wakaalada wararka ee SONNA Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa si gaar ah Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya kala hadlay sidii maxaabiis ku haray xabsiyada Itoobiya loo sii deyn lahaa, kuwaasoo uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11884,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11883"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11885,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11883\/revisions\/11885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11884"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}