{"id":1198,"date":"2016-09-13T14:59:49","date_gmt":"2016-09-13T14:59:49","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1198"},"modified":"2016-09-13T14:59:49","modified_gmt":"2016-09-13T14:59:49","slug":"raysal-wasaaraha-itoobiya-oo-soo-gaadhay-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1198","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<h1>Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magalada Muqdisho.<\/h1>\n<p>Raysal Wasaaraha Dalka\u00a0 Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya xasan sheekh.<span id=\"more-55228\"><\/span><\/p>\n<p>Wafdiga uu hoggaaminayay Raysal Wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa ka mid ahaa\u00a0xubno ka tirsan garoonka, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ku soo dhoweeyay Hotelka uu shirka ka dhacayo.<\/p>\n<p>Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa Muqdisho horay u yimid sanadkii 2012, maalintii la caleema saarayay Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa heysa hoggaanka Urur Goboleedka IGAD, shir madaxeedka goor dhow ka dhici doono Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa inay shir guddoomiyaan Itoobiya, kenya iyo Soomaaliya oo marti gelineysa.<\/p>\n<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in 30 kadib uu furmi doono shirka IGAD, isla markaana ay si wanaagsan u socoto qaban qaabada shirka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Haile.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-55232\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Haile.jpg\" alt=\"haile\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/haile2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-55231\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/haile2.jpg\" alt=\"haile2\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magalada Muqdisho. Raysal Wasaaraha Dalka\u00a0 Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya xasan sheekh. Wafdiga uu hoggaaminayay Raysal Wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa ka mid ahaa\u00a0xubno ka tirsan garoonka, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1199,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1200,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1198\/revisions\/1200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}