{"id":11988,"date":"2017-09-10T14:12:10","date_gmt":"2017-09-10T14:12:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11988"},"modified":"2017-09-10T14:12:10","modified_gmt":"2017-09-10T14:12:10","slug":"war-deg-deg-ahmadaxweynaha-somaliland-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyey-xukumadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11988","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Xukumadiisa."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>war-saxaafadeed: xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/M\/XERM\/249-5026\/092017 uu isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha gobolada dalka iyo maareeyahaasha hay\u2019adaha madaxa banaan ee dalka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Nasir Yusuf Dahir Naska<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><em><u>Taariikh: \u2013 10\/09\/2017<\/u><\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer madaxweyne oo summadiisu tahay<strong>JSL\/M\/XERM\/249-5026\/092017\u00a0<\/strong>uuisku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha gobolada dalka iyo maareeyahaasha hay\u2019adaha madaxa banaan ee dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>Madaxweynuhu:<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Ahmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Aqoonsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In baahi loo qabo in isku beddel lagu sameeyo jagooyinkan hoos ku xusan;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Wuxuu go\u2019aansaday in laga bilaabo taariikhda Xeerkan<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p>In Mudane, Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Jamhuuriyadda Somaliland. (bedel hore Awdal)<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>In Mudane, Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale), uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland. (bedel hore Maroodi-jeex)<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Magacaabida iyo Isku bedelka Hay\u2019adda Ka hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga ahi (NERAD)<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Qodobka 90aad, Faqradiisa (3)aad, Xarafka (kh) \u00a0ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Ahmiyadda ay Hay\u2019adda Ka hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga ahi (NERAD) u leedahay dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Maareeyaha, iyo la taliyaha madaxweynaha ee Hay\u2019adda Ka hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga ah ee (NERAD);<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu La Tashaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Madaxda ay khusayso;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In ay hanan karaan xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p>In Mudane, Axmed Yuusuf Dirir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Hay\u2019adda Ka hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga ah ee (NERAD) ee Jamhuuriyadda Somaliland. (bedel hore maareeyihii hay\u2019adda dekeda)<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>In Mudane, Maxamed Muuse Cawaale, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La Taliyaha Hay\u2019adda Ka Hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga ah ee NERAD ee Jamhuuriyadda Somaliland. (bedel hore maareeyihii Hay\u2019adda Ka hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga ah ee (NERAD)<\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Magacaabida Maareeyaha Hay\u2019adda Dekedaha<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Ahmiyadda ay Dekeduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In baahi loo qabo buuxinta jagada Maareeyaha Hay\u2019adda Dekedaha Somaliland;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu La Tashaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Madaxda ay khusayso;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong>In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p><strong><u>\u00a0<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>In Mudane, Siciid Xasan Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Hay\u2019adda Dekedaha Somaliland. (hore maareeyihiin Hay\u2019ada mucaawimooyinka WFP)<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Allaa Mahad Leh,<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Axmed Maxamed Silanyo<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland<\/u><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>war-saxaafadeed: xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/M\/XERM\/249-5026\/092017 uu isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha gobolada dalka iyo maareeyahaasha hay\u2019adaha madaxa banaan ee dalka. Nasir Yusuf Dahir Naska &nbsp; \u00a0 Taariikh: \u2013 10\/09\/2017 \u00a0 WAR-SAXAAFADEED \u00a0 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer madaxweyne oo summadiisu tahayJSL\/M\/XERM\/249-5026\/092017\u00a0uuisku bedel iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11989,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11988"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11990,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11988\/revisions\/11990"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}