{"id":12265,"date":"2017-09-21T13:35:44","date_gmt":"2017-09-21T13:35:44","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12265"},"modified":"2017-09-21T13:35:44","modified_gmt":"2017-09-21T13:35:44","slug":"hayadda-xuquuqda-aadanaha-ee-hrw-oo-bayaan-ka-soo-saartay-arrintii-qalbi-dhagax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12265","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha \u00a0Ee HRW oo bayaan ka soo saartay arrintii Qalbi-dhagax"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlayso dhibaatada ay wajahaan qaxootiga Itoobiya ee ku sugan dalalka bariga Afrika.<span id=\"more-79448\"><\/span><\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa sheegtay in dhibaatooyiin ay la kulmaan qaxootiga, qaarkoodna loo gacan geliyo dowladda Itoobiya oo raadineyso dadka mucaaradka ku ah.<\/p>\n<p>Warka waxaa lagu xusay in dadka caanka ah ee mucaaradka ku ah Itoobiya ee loo dhiibay maamulka Addis ay ka mid yihiin kuwa haysta dhalashooyiinka dalal reer galbeed ah.<\/p>\n<p>Dadkaasi waxaa ku jiray nin dhalasho British haystay oo lagu qabtay Yaman iyo qof kale oo lagu qabtay South Sudan oo dhalashada Norway haystay.<\/p>\n<p>Sidoo kale hay\u2019adda ayaa xustay Cabdikarim Sheekh Muse oo lagu naaneyso Qalbi Dhagax oo la sheegay in dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Itoobiya.<\/p>\n<p>Cabdikarim wuxuu ka mid ahaa guddiga fulinta ee Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed ee ONLF, wuxuuna dhowr sano ku noolaa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>War ONLF ay soo saartay xilli hore ayaa lagu sheegay in \u201cqoyska Cabdikarim oo dhan ay dileen ciidamada Itoobiya\u201d. Waxay sheegtay in markii Gaalkacyo lagu qabanayay uu halkaasi ka doonay qof qaraabadiisa ah si uu Muqdisho u geeyo looguna daaweeyo.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya way diiday in qoyskiisa ay booqdaan xilligaas oo ay sheegeen in ay sii deyndoonaan\u201d. Sida ONLF ay sheegtay.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda difaacdo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa qortay in Somaliland dhankeeda ay qaxooti ku qasabtay in ay Itoobiya ku noqdaan.<\/p>\n<p>\u201cSiddeed ka mid ah dadkii noqday ayaa lagu jirdilay gudaha Itoobiya\u201d, sida HRW ay sheegtay.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa Qalbi Dhagax ku eedeysay in uu argagixiso taageerayay, sidaa darteedna \u201cAmniga uu halis ku ahaa\u201d.<\/p>\n<p>Balse ururka uu ka tirsanaa ee ONLF ayaa beeniyay dhammaan eedahaasi, waxayna ku tilmaameen \u201cin uu xaq u dirir ahaa\u201d Cabdikariim Sheekh Muse (Qalbi Dhagax).<\/p>\n<p>Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaabilay mooshin ku saabsan sida loo wajahay arrinta Qalbi Dhagax, waxaana markii dambe loo saaray guddi baaritaan ku sameeya oo 15 xubnood ka kooban.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlayso dhibaatada ay wajahaan qaxootiga Itoobiya ee ku sugan dalalka bariga Afrika. Hay\u2019adda ayaa sheegtay in dhibaatooyiin ay la kulmaan qaxootiga, qaarkoodna loo gacan geliyo dowladda Itoobiya oo raadineyso dadka mucaaradka ku ah. Warka waxaa lagu xusay in dadka caanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12266,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12265"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12267,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12265\/revisions\/12267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}