{"id":12438,"date":"2017-09-29T10:47:00","date_gmt":"2017-09-29T10:47:00","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12438"},"modified":"2017-09-29T10:47:00","modified_gmt":"2017-09-29T10:47:00","slug":"taliyaha-guud-ee-ciidamada-turkiga-oo-maanta-gaadhay-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12438","title":{"rendered":"Taliyaha Guud Ee Ciidamada Turkiga Oo Maanta\u00a0 Gaadhay Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hogaaminayo taliyaha Guud ee ciidamada Turkiga Hulusi Akar ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay.<span id=\"more-80047\"><\/span><\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janaraal Maxamed Axmed JImcaale Geedi iyo saraakiil iyo mas\u2019uuliyiin kale oo uu ka mid yahay Danjiraha Turkiga Ambassador Olgan Baker ayaa ku so dhaweeyey garoonka Aadan Cadde halkaasi oo kulamo uu kula leeyahay mas\u2019uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada.<\/p>\n<p>Waxaa wefdigan loo galbiyay xarunta Safaaradad Turkiga uu ku leeyahay magaalada Muqdisho,halkaasi oo kulamo ay uga socdaan mas\u2019uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Amaanka magaalada Muqdisho ayaa siweyn loo adkeeyay iyadoo ciidamada Amniga ay si weyn u sugayaan nabad gelyada.<\/p>\n<p>Socdaalkan ayaa horudhac u ah wefdi Ballaaran oo ka socoda Dalka Turkiga kuwaasi oo ka qeybgali doona munaasabadda xarigga looga jarayo xarun lagu tababaro ciidamada oo Turkiga ka hirgeliyay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hogaaminayo taliyaha Guud ee ciidamada Turkiga Hulusi Akar ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janaraal Maxamed Axmed JImcaale Geedi iyo saraakiil iyo mas\u2019uuliyiin kale oo uu ka mid yahay Danjiraha Turkiga Ambassador Olgan Baker ayaa ku so dhaweeyey garoonka Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12439,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12438"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12440,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12438\/revisions\/12440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12439"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}