{"id":12494,"date":"2017-10-02T05:37:05","date_gmt":"2017-10-02T05:37:05","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12494"},"modified":"2017-10-02T05:37:05","modified_gmt":"2017-10-02T05:37:05","slug":"dad-ku-dhintay-dibadbaxyada-ka-dhacay-dalka-cameroon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12494","title":{"rendered":"Dad ku dhintay dibadbaxyada ka Dhacay Dalka Cameroon"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ciidammada ammaanka ee dalka Cameroon ayaa lagu soo warramayaa inay toogasho ku dileen ilaa iyo todoba qof inta ay socdeen dibadbaxyo ay wadeen dad u ololeeya xuquuqda aadanaha oo ku baaqayay in xorriyad ay helaan gobollada Afka Ingiriisiga looga hadlo ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Dibadbaxyada ayaa ka dhacay dhowr magaalo oo gobolkaasi ku yaal, kuwaas oo lagu xusayay sanadguurada markii lagu daray gobolka looga hadlo Afka Ingiriisiga ee Cameroon.<\/p>\n<p>Maayirka magaalada Kumbo ayaa BBC-da u sheegay in todoba qof lagu dilay magaaladiisa, dadkaas oo shan ka mid ah ay ahaayeen maxaabiis la toogtay kaddib markii dibadbaxayaasha ay dab qabadsiiyeen xabsigii ay ku jireen.<\/p>\n<p>Dadka u ololeeya xuquuqda aadanaha ayaa ku baaqay in la sii daayo maxaabiista laga soo qabqabtay dibadbaxyadii xiriirka ahaa ee dalkaasi ka dhacay sanadkii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Maayirka ayaa sheegay in dibadbaxayaasha ay goobaha muhiimka ah ee magaalada Kumbo oo uu ka mid yahay qasriga boqortooyada ay ku hor lulayeen calanka ay isticmaalaan kooxaha u dhaqdhaqaaqa u gooni u goosadka.<\/p>\n<p>Dibadbaxyo kale ayaa waxa ay iyana ka dhaceen qeyba kale oo ka mid ah gobollada looga hadlo Afka Ingiriisiga ee dalka Cameroon.<\/p>\n<p>Wax u muuqday dhaqdhaqaaq lagu dalbanayo xuquuq wanaagsan ayaa isubadalay in si cad ay dadku u dalbadaan madaxbannaani, arrintaas oo dowladda Cameroon aanay aqbali doonin.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidammada ammaanka ee dalka Cameroon ayaa lagu soo warramayaa inay toogasho ku dileen ilaa iyo todoba qof inta ay socdeen dibadbaxyo ay wadeen dad u ololeeya xuquuqda aadanaha oo ku baaqayay in xorriyad ay helaan gobollada Afka Ingiriisiga looga hadlo ee dalkaasi. Dibadbaxyada ayaa ka dhacay dhowr magaalo oo gobolkaasi ku yaal, kuwaas oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12495,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12494","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12496,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12494\/revisions\/12496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}