{"id":1259,"date":"2016-09-15T06:23:02","date_gmt":"2016-09-15T06:23:02","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1259"},"modified":"2016-09-15T06:23:02","modified_gmt":"2016-09-15T06:23:02","slug":"dad-ku-geeriyooday-qarax-ka-dhacay-duleedka-magalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1259","title":{"rendered":"Dad Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Duleedka Magalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<h2>Saddex Qof ayaa Ku Geeriyooday Qarax\u00a0 Miino Oo Ka Dhacay Duleedka Magalada Kismaayo.<\/h2>\n<p>Kismaayo(GLN)_Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saddex qof ay ku geeriyoodeen qarax miino oo ka dhacay deegaanka Wirkooy oo 40km u jira magalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan Dad Goobjoogayaal ahi\u00a0 miinada ayaa la kacday gaadhi siday khudaar oo kusii jeeday magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Gaadhigan ayaa ka yimid dhinaca deegaanada Gosha, waxaana dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay ay ahaayeen dad rayid ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeeyay Kooxda Al-Shabaab inay ka dambeeyeen qarax miino ee\u00a0 la kacday gaadhiga Khudaarka siday.<\/p>\n<p>Deegaanka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa la sheegay inuu markii hore ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Jubbaland iyo Kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saddex Qof ayaa Ku Geeriyooday Qarax\u00a0 Miino Oo Ka Dhacay Duleedka Magalada Kismaayo. Kismaayo(GLN)_Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saddex qof ay ku geeriyoodeen qarax miino oo ka dhacay deegaanka Wirkooy oo 40km u jira magalada Kismaayo. Sida ay sheegayaan Dad Goobjoogayaal ahi\u00a0 miinada ayaa la kacday gaadhi siday khudaar oo kusii jeeday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1260,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1261,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1259\/revisions\/1261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}