{"id":1268,"date":"2016-09-15T07:26:37","date_gmt":"2016-09-15T07:26:37","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1268"},"modified":"2016-09-15T07:26:37","modified_gmt":"2016-09-15T07:26:37","slug":"askari-ka-tirsan-ciidanka-amisom-oo-ku-geeriyooday-magalada-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1268","title":{"rendered":"Askari Ka Tirsan Ciidanka AMISOM Oo Ku Geeriyooday Magalada Nairobi."},"content":{"rendered":"<h1>Askari Ka Tirsan Ciidanka AMISOM Oo Dhaawac\u00a0 Loogu Qaaday Magalada Nairobi ayaa ku Geeriyooday Garoonka Diyaaradaha Ee Joma Kenyatta.<\/h1>\n<p>Nairobi(GLN)_Askari ka tirsan Ciidanka Nabad ilaalinta ee AMISOM oo dhaawac ahaa ayaa ku geeriyooday garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi (JKIA), toban daqiiqo kadib markii ay soo caga dhigatay diyaaradii ka soo qaaday magaalada Muqdisho.<span id=\"more-55410\"><\/span><\/p>\n<p>Sida ay qorayaan Wargeysyada Kenya askarigan iyo saddex askari kale oo dhaawac ahaa ayaa laga soo duuliyay Soomaaliya, kadib markii ay ku dhaawacmeen qarax miino oo lagula eegtay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose<\/p>\n<p>Wargeyska Daily Nation ayaa ku waramaya in askarigan oo lagu magacaabo Amos Mugisha oo u dhashay dalka Uganda uu geeriyooday ka hor inta aan Isbitaal loola cararin, waxaana dhaawiciisa ahaa mid culus.<\/p>\n<p>Booliska Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ayaa warbixin ay qoreen ku sheegeen in diyaarad ay laheyd Qaramada Midoobey lagu keenay askartan oo dhaawac ahaa.<\/p>\n<p>Diyaarada siday askarta dhaawaca ah ayaa ka degtay garoonka Joma Kenyatta abaarihii\u00a09:17pm habeenimadii Talaadadii, waxaana askariga uu geeriyooday abaarihii 9:30<\/p>\n<p>Askarta kale ee dhaawac ah ayaa magacyadooda lagu kala sheegay\u00a0Dennis Bwanika, Paul Kyakuse iyo Jimmy Okello.<\/p>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askari Ka Tirsan Ciidanka AMISOM Oo Dhaawac\u00a0 Loogu Qaaday Magalada Nairobi ayaa ku Geeriyooday Garoonka Diyaaradaha Ee Joma Kenyatta. Nairobi(GLN)_Askari ka tirsan Ciidanka Nabad ilaalinta ee AMISOM oo dhaawac ahaa ayaa ku geeriyooday garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi (JKIA), toban daqiiqo kadib markii ay soo caga dhigatay diyaaradii ka soo qaaday magaalada Muqdisho. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1269,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1268"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1270,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1268\/revisions\/1270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}