{"id":1293,"date":"2016-09-15T14:41:25","date_gmt":"2016-09-15T14:41:25","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1293"},"modified":"2016-09-15T14:41:25","modified_gmt":"2016-09-15T14:41:25","slug":"daawo-ma-noqonaayo-madaxweyne-ku-xigeen-marka-wax-yar-loogga-baahdo-loo-diraayo-boorama-se-waxa-aan-tegi-doonaa-buuhoodle-iyo-laascaanood-murashax-cabdiraxmaan-aadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1293","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Ma noqonaayo madaxweyne ku xigeen marka wax-yar loogga baahdo loo diraayo boorama, se waxa aan tegi doonaa buuhoodle iyo Laascaanood.&#8221;.Murashax Cabdiraxmaan Aadan"},"content":{"rendered":"<h3>DAAWO:-&#8220;Ma noqonaayo madaxweyne ku xigeen marka wax-yar loogga baahdo loo diraayo Boorama, se waxa aan tegi doonaa buuhoodle iyo Laascaanood.&#8221;.Murashax Cabdiraxmaan Aadan<\/h3>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cAnigu ma ihi madaxweyne ku xigeen ka socda gobalka awdal, se waxa aan ahay madaxweyne ku xigeen ka socda dhammaan goballada somaliland oo dhan. Waxa aan ballan-qaadayaa in ay dhammaan goballada oo dhammi ay ii sinnaadaan, ma noqonaayo madaxweyne ku xigeen marka wax-yar loogga baahdo loo diraayo boorama, se waxa aan tegi doonaa buuhoodle iyo Laascaanood.\u201d.Ayuu yidhi Inj.Cabdiraxmaan Aadan.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan is lee yahay waxa aad tahay qofkii ugu habboonaa ee u sharaxan madaxweyne ku xigeenka waddani, saaxiibaddeyda ila tartamaaya na raali baan ka ahay, cid kasta oo xisbigan ka tirsanna xaq bay u lee dahay in ay isa soo sharaxdo, kama na xumaanayo. Aniga na murashaxnimaddeydu maaha mid aan anigu meesha soo dhigtey oo kaliya in aan guuleysanaayo, hase yeeshee umaddaasi haddii ay I doorato uun baan noqonayaa, se haddii aan la I dooran ama cidi qol madow ii riixato ma rabo.\u201d. Cabdiraxmaan Aadan,<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"DAAWO:-Inj.Cabdiraxmaan Aadan oo Ku Dhawaaqay Hankiisii Murashaxnimo ee WADDANI\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tpnfSsgyH4g?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>DAAWO:-&#8220;Ma noqonaayo madaxweyne ku xigeen marka wax-yar loogga baahdo loo diraayo Boorama, se waxa aan tegi doonaa buuhoodle iyo Laascaanood.&#8221;.Murashax Cabdiraxmaan Aadan &nbsp; \u201cAnigu ma ihi madaxweyne ku xigeen ka socda gobalka awdal, se waxa aan ahay madaxweyne ku xigeen ka socda dhammaan goballada somaliland oo dhan. Waxa aan ballan-qaadayaa in ay dhammaan goballada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1294,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,5,2],"tags":[],"class_list":["post-1293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada","category-muuqaalladavideos","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1295,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1293\/revisions\/1295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}