{"id":12955,"date":"2017-10-26T12:56:16","date_gmt":"2017-10-26T12:56:16","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12955"},"modified":"2017-10-26T12:56:16","modified_gmt":"2017-10-26T12:56:16","slug":"raysal-wasaaraha-soomaaliya-oo-gaadhay-magalada-ankara-ee-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12955","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Soomaaliya\u00a0 oo gaadhay magalada Ankara ee dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga.<span id=\"more-81898\"><\/span><\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa kulan la yeelan doona Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, iyo qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta dalkaas.<\/p>\n<p align=\"left\">Mr Kheyre ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay imaanshihiisa Ankara, waxaana uu shacabka iyo dowladda Turkiga uga mahad celiyay taageerida iyo garab istaagga ay u muujiyeen shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cWaxaan uga mahed celin walaalaha Turki, sidii ay uga damqadeen dhacdadii 14-ka bishan ka dhacday isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, taas oo shacab badan ay ku waayeen noloshoodii qaarna ay ku dhaawac meen \u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"left\">Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa booqan doona dadkii ku dhaawac may qarixii isgoyska Zoope kuwaas oo la geeyay dalka Turkiga, si loogu soo daweeyo. Waxuuna indho indheen doonaa xaaladooda caafimaad.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa madaxda wadanka Turki kala hadli doona xoojinta xiriika labada dal, iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga iyo waliba sidii loo sii dar dargalin lahaa mashaariicda uu dalka Turki ka wado Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-81899\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-81900\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-81901\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"442\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-81902\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki3.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"431\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-81903\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/safar-turki4.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"395\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa kulan la yeelan doona Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, iyo qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta dalkaas. Mr Kheyre ayaa sheegay inuu ku faraxsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12956,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12955","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12955","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12955"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12955\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12957,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12955\/revisions\/12957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}