{"id":12968,"date":"2017-10-27T17:53:46","date_gmt":"2017-10-27T17:53:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12968"},"modified":"2017-10-27T18:06:47","modified_gmt":"2017-10-27T18:06:47","slug":"hargeysa-kooxda-difaacayaasha-xuquuqal-insaanka-oo-baaq-ka-soo-saaray-doorashada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=12968","title":{"rendered":"Hargeysa: Difaacayaasha Xuquuqal Insaanka Oo Baaq Ka Soo Saaray Doorashada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN):- Halkan ka daawada kana akhrista qodobbo ay soo saareen ururada u dooda xuquuqal insaanka ee ka hawlgala Somaliland, oo ka hadlay doorashada Somaliland<br \/>\nMar ay ka hadlayeen qodobada waxay yidhaahdeen: &#8220;Wada tashi badan iyo kulamo is dabo joog ah oo aanu la yeelanay dhamaan dhinacyada ay khuseeyso arimaha doorashooyinku oo ay ka mid yihiin xisbiyada siyaasadda, ururada bulshada rayidka ah iyo Gudida Qaran ee Doorashooyinku, waxaanu ugu baaqaynaa:<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>1. Dhamaan xisbiyada Somaliland inay dhawraan dastuurka, xeerarka dalka, go\u2019aamada Gudida Doorashooyinka iyo Xeerka Hab-dhaqanka Xisbiyada;<\/p>\n<p>2. In si buuxda loo fuliyo go\u2019aamadii Gudida Doorashadu soo saartay ee la xidhiidhay saacadaha olaha, anshaxa iyo bad qabka shacabka iyada oo laga fogaanayo wax kasta oo waxyeelo u gaysan kara taageerayaasha asxaabta iyo shacabka kale ba<\/p>\n<p>3. In madaxda xisbiyadu ay ka joojiyaan taageerayaashooda inay waxyeelo ama hagardaamo u gaystaan astaamaha, xafiisyada iyo calaamadaha xisbiyada kale;<\/p>\n<p>4. In ay ololaha ka saaraan cunfiga, hadalada iyo wax kasta oo bulshada kala fogayn kara;<\/p>\n<p>5. Difaacayaashu waxaay ugu baaqayaan laamaha kala duwan ee dawladda inay si siman oo caddaaladi ku jirto ula dhaqmaan sadexda xisbi; iyo in la fuliyo go\u2019aamadii Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, lana dhawro shuruucda dalka oo aan lagu ololayn hantida qaranka;<\/p>\n<p>6. Waxaanu ku baaqaynaa in shaqaalaha dawladdu ay ka fogaadaan siyaasadda sida ku cad shuruucda dalka u taal;<\/p>\n<p>7. In la fuliyo go\u2019aamada Gudida Anshaxa Doorashooyinka;<\/p>\n<p>8. Waxaanu ugu baaqaynaa laamaha amniga inay hubiyaan in xisbiyadu si madax banaan oo siman u qabsadaan ololaha iyo hawlohooda doorasho oo aan wax caqabad ah la hor dhigin;<\/p>\n<p>9. Waxaanu warbaahinta ka codsanaynaa inay si buuxda u fuliyaan Xeerka Ansaxa Warbaahinta ee xiliga doorashada.&#8221;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"WARKA URURADA UDHAQ DHAQAAQA XUQUUQAL AADAMAHA OO KAHADLAY SIDAY UGA HAWL GALAYAAN DOORASHADA S\/LAND\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6ShfVEVSSqE?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/DNIj-oYWkAA3TAa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-medium wp-image-12969\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/DNIj-oYWkAA3TAa-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/DNIj-oYWkAA3TAa-300x225.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/DNIj-oYWkAA3TAa-768x576.jpg 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/DNIj-oYWkAA3TAa-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/DNIj-oYWkAA3TAa-258x193.jpg 258w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/DNIj-oYWkAA3TAa-800x600.jpg 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/DNIj-oYWkAA3TAa.jpg 1200w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN):- Halkan ka daawada kana akhrista qodobbo ay soo saareen ururada u dooda xuquuqal insaanka ee ka hawlgala Somaliland, oo ka hadlay doorashada Somaliland Mar ay ka hadlayeen qodobada waxay yidhaahdeen: &#8220;Wada tashi badan iyo kulamo is dabo joog ah oo aanu la yeelanay dhamaan dhinacyada ay khuseeyso arimaha doorashooyinku oo ay ka mid yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12969,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12968","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12968"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12973,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12968\/revisions\/12973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}