{"id":130,"date":"2016-08-15T21:36:27","date_gmt":"2016-08-15T21:36:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=130"},"modified":"2016-08-15T21:42:06","modified_gmt":"2016-08-15T21:42:06","slug":"cali-maxamed-waran-cadde-oo-ku-gacansaydhay-magacaabista-madaxwayne-siilaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=130","title":{"rendered":"Cali maxamed Waran cadde oo ku Gacansaydhay magacaabista  Madaxwayne Siilaanyo."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hargeysa(www.Gacanlibaaxnews.com)_Wasiirkii Hore ee Wasaaradda \u00a0Arrimhaha Guddaha Somaliland \u00a0cali maxamed waran cadde oo xalay Madaxwaynaha Somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo xilkii \u00a0Wasaarada Arrihama Guddaha Somaliland ka Qaday Ila Mar ahaantana u magacaabay safiirka cusub ee \u00a0Somaliland u faadhiyi doona \u00a0waddanka itoobiya \u00a0\u00a0ayaa ku gacansaydhay xilkaasi,gabi ahaanba isaga oo ka cudur daartay.<\/p>\n<p>wasiirkii Hore ee \u00a0Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland \u00a0Md cali\u00a0 maxamed waran cadde ayaa sheegay xilkan loo dhibay in aanu ahayn mid ku haboon isla mar ahaantana aanu \u00a0Aqbali doonin, madaxwayne siilaanyana uga mahad celinayo\u00a0 magacabistiisa danjiraaha Somaliland ee itoobiya ,<\/p>\n<p>isaga oo sheegay in madaxwayne siilaanyo shaqada cidk kale u dirto.<\/p>\n<p>Sikastaba ah ahaate ila iyo hada ma cada halka u ku biyo shuban doono wasiirkii hore ee wasaaradda arriimaha Guddaha Somaliland md cali maxamed waran cadde oo aha masuul xilal badan ka soo qabtay dowladihi kala danbeyay ee so maray Somaliland ,<\/p>\n<p>Wakhtigii ugu danbeyeyna aha wasiirka arrimaha gudaha xukumada madaxwayne axmed siilaanyo.<\/p>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n<h5 id=\"js_ab\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Hargeysa(www.Gacanlibaaxnews.com)_Wasiirkii Hore ee Wasaaradda \u00a0Arrimhaha Guddaha Somaliland \u00a0cali maxamed waran cadde oo xalay Madaxwaynaha Somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo xilkii \u00a0Wasaarada Arrihama Guddaha Somaliland ka Qaday Ila Mar ahaantana u magacaabay safiirka cusub ee \u00a0Somaliland u faadhiyi doona \u00a0waddanka itoobiya \u00a0\u00a0ayaa ku gacansaydhay xilkaasi,gabi ahaanba isaga oo ka cudur daartay. wasiirkii Hore ee \u00a0Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=130"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/130\/revisions\/134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}