{"id":13001,"date":"2017-10-28T14:07:58","date_gmt":"2017-10-28T14:07:58","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13001"},"modified":"2017-10-28T14:12:05","modified_gmt":"2017-10-28T14:12:05","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-isku-bedel-ku-sameeyey-qaar-ka-mid-ah-xukumaddiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13001","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Bedel Ku Sameeyey Qaar ka Mid ah Xukumaddiisa"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa (GLN):-\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta sameeyey\u00a0 isku bedel laba Guddoomiye-gobol, isla markaana magacaabay la-taliye cusub.<br \/>\nSidanna waxa ka sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, kaas oo u dhignaa sidan:<br \/>\n\u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-5177\/102017 uu isku bedel ku sameeyey laba Guddoomiyaha Gobol, kuna magacaabay La-taliye Madaxweyne.<br \/>\nMadaxweynuhu:-<br \/>\nMarkuu Arkay:\u200bQodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay:\u200b\u200bQodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey:\u200bAhmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Aqoonsaday:\u200bIn baahi loo qabo in isku beddel lagu sameeyo jagooyinkan hoos ku xusan;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday:\u200bKartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay:\u200bIn ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday in laga bilaabo taariikhda Xeerkan<br \/>\nIn Mudane, Ibraahim X. Xasan Cali, uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Saraar ee Jamhuuriyadda Somaliland. (hore Gobolka Hawd )<br \/>\nIn Mudane, Cali Maxamed Faarax, uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Hawd ee Jamhuuriyadda Somaliland. (hore Gobolka Saraar )<br \/>\nMagacaabida La-taliye Madaxweyne<br \/>\nMadaxweynuhu:-<br \/>\nMarkuu Arkay:\u200bQodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey:\u200bAhmiyadda ay La-taliyeyaasha Madaxweynuhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<br \/>\nMarkuu Arkay:\u200bIn baahi loo qabo magacaabidda jagada La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqanka iyo Is-dhexgalka Bulshada;<br \/>\nMarkuu Ka Fiirsaday:\u200bKartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<br \/>\nMarkuu ku Qancay:\u200bIn uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday<br \/>\nIn Mudane, Maxamed Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqanka iyo Is-dhexgalka Bulshada.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/sin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-12992\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/sin.jpg\" alt=\"\" width=\"275\" height=\"183\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN):-\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta sameeyey\u00a0 isku bedel laba Guddoomiye-gobol, isla markaana magacaabay la-taliye cusub. Sidanna waxa ka sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, kaas oo u dhignaa sidan: \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-5177\/102017 uu isku bedel ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12992,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13001"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13004,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13001\/revisions\/13004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}