{"id":13055,"date":"2017-10-30T20:05:56","date_gmt":"2017-10-30T20:05:56","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13055"},"modified":"2017-10-30T20:05:56","modified_gmt":"2017-10-30T20:05:56","slug":"uhuru-kenyatta-oo-ku-guuleystey-doorashada-ku-celiska-ahayd-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13055","title":{"rendered":"Uhuru Kenyatta oo ku guuleystey doorashada ku celiska ahayd ee dalka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga doorashadda \u00a0Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee\u00a0 26 bishaan ka dhacday dalka Kenya<span id=\"more-82289\"><\/span><\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashadda dalkaasi Wafula Jibukaati ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Uhuru uu mar kale ku guulaystay\u00a0doorashadii lagu celiyay.Wafula waxaa uu xusay in Uhuru helay 98% codadkii la tiriyay taasna ay ka dhigantahay inuu yahay Madaxweynaha la doortay.<\/p>\n<p>Xisbiga Mucaaradka Kenya ayaa hore u qaadacay doorashadan iyagoo sheegay inaysan aqbali doonin natiijada ka soo baxda.Illaa afar gobol oo ka mid ah dalka Kenya ayaysan doorashada ka dhicin iyadoo goboladaana ay yihiin kuwo ay ku badan yihiin taageerayaasha mucaaradka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashadda \u00a0Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee\u00a0 26 bishaan ka dhacday dalka Kenya Guddoomiyaha guddiga doorashadda dalkaasi Wafula Jibukaati ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Uhuru uu mar kale ku guulaystay\u00a0doorashadii lagu celiyay.Wafula waxaa uu xusay in Uhuru helay 98% codadkii la tiriyay taasna ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13056,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13057,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13055\/revisions\/13057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}