{"id":1306,"date":"2016-09-16T10:52:14","date_gmt":"2016-09-16T10:52:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1306"},"modified":"2016-09-16T10:52:14","modified_gmt":"2016-09-16T10:52:14","slug":"murashaxiinta-xildhibbaanimo-ee-golaha-wakiilada-somaliland-ee-saddexda-xisbi-qaran-oo-si-adag-uga-soo-horjeestay-goaankii-uu-madaxweynahu-ku-laalay-doorashada-wakiiladasawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1306","title":{"rendered":"Murashaxiinta Xildhibbaanimo ee Golaha Wakiilada Somaliland ee Saddexda Xisbi Qaran oo Si Adag uga Soo Horjeestay Go\u2019aankii uu Madaxweynahu Ku Laalay Doorashada Wakiilada+SAWIRO"},"content":{"rendered":"<h2 id=\":lj\" class=\"hP\">Murashaxiinta Xildhibbaanimo ee Golaha Wakiilada Somaliland ee Saddexda Xisbi Qaran oo Si Adag uga Soo Horjeestay Go\u2019aankii uu Madaxweynahu Ku Laalay Doorashada Wakiilada+SAWIRO<\/h2>\n<p>Hargeysa(GLN):-Qaar ka mid ah xildhibbaanada u sharaxan ka qeyb-galka doorashada Baarlamaanka Somaliland ee golaha Wakiilada oo sida kale na ay wehelinayaan qeybo ka mid ah bulshada Ra\u2019yidka ah, ayaa waxa ay si adag uga soo horjeesteen go\u2019aanka Madaxweyne Siilaanyo uu dhawaan ku laalay doorashada Golaha Wakiilada Somaliland, waxaana ay dheyda ka caddeeyeen in ay go\u2019aankaas u arkaan mid aan umadda dan u ahayn isla mar ahaantaana aanay marnaba aqbali doonin in muddo kordhin loo sameeyo Golaha Wakiilada Somaliland maadama ay qeyb ka yihiin daneeyeyaasha Doorashada(Stake Holders).<\/p>\n<p>Xildhibbaanadan iyo qeybaha ka mid ka ah bulshada ra\u2019yidka ah oo iskugu jiray haween, dhallinyaro, madax-dhaqameed, ururo bulsho iyo weli ba siyaasiyiin, ayaa waxa hadalkan ka sheegay shir-jaraa\u2019id oo ay saaka ku qabteen Hotel Maamuus ee Hargeysa, waxaana ay ka mideysnaayeen in aanay aqbali doonin go\u2019aanka muddo kordhinta ee uu soo saaray Madaxweyne Siilaanyo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xildhibbaanada oo halkaas ka hadlay,ayaa madaxweyne Siilaanyo ku dhalliilay in uu go\u2019aan ka gaadhi kari waayey isla mar ahaantaana uu ka meer-meeraayo siddii uu xal uga soo saari lahaa arrinta saami-qeybsiga golaha Wakiilada oo muran adagi ka taagan yahay.<\/p>\n<p>\u201cMudane Madaxweyne, warqadda saddexda bog ah ee aad saacadaha badan qoraysay ee aad ku laashay doorashaddii Wakiilada, Maxaad wax bulshadu ay ku qanacdo oo saami-qeybsiga Wakiilada ah ugu qori wayday haddii aad bulshada wax la rabtid. Go\u2019aankaas waanu cambaareynaynaa haddii aanu nahay Murashaxiinta u taagan ka qeyb-qaadashada tartanka Doorashada Baarlamaanka, waxa aanu u aragnaa mid sharciga baal marsan oon dan u ahay qaranka Somaliland. Waxaana aanu baaq dheer u direynaa daneeyeyaasha Doorashada ee caalamka, annaga oo leh go\u2019aankaasi maaha mid aanu aqbali doono.\u201d.Ayey yidhaaheen qaar ka mid ah Murashaxiinta halkaas ka hadlay.<\/p>\n<p>Qeybaha kala duwan ee bulshada oo iyagu na halkaas ka hadlay, ayaa iyagu na dhankooda iftiimiyey sida ay shacab ahaan diyaarka ugu yihiin doorashada Golaha Wakiilada Somaliland, waxaana ay cod dheer ku muujiyeen in ay si adag uga soo horjeedaan isla mar ahaantaana cambaareynayaan go\u2019aankii uu Madaxweynahu ku laalay Doorashada Baarlamaanka Somaliland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Murashaxiintan, ayaa ka soo kala jeeda xildhibbaano ka kala tartami doona saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/murashaxiintaxildhibbaanimoeegolahawakiiladasomaliland.zip\">murashaxiintaxildhibbaanimoeegolahawakiiladasomaliland<\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/15-31.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1308\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/15-31-300x200.jpg\" alt=\"15-31\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/15-31-300x200.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/15-31.jpg 750w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-71.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1309\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-71-300x200.jpg\" alt=\"1-71\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-71-300x200.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-71.jpg 750w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1310\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-7-300x200.jpg\" alt=\"1-7\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-7.jpg 750w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/2-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1311\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/2-6-300x200.jpg\" alt=\"2-6\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/2-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/2-6.jpg 750w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/4-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1312\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/4-5-300x200.jpg\" alt=\"4-5\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/4-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/4-5.jpg 750w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/7-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1313\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/7-5-300x200.jpg\" alt=\"7-5\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/7-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/7-5.jpg 750w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/11-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1314\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/11-2-300x212.jpg\" alt=\"11-2\" width=\"300\" height=\"212\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/11-2-300x212.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/11-2.jpg 709w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/13-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1315\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/13-2-300x210.jpg\" alt=\"13-2\" width=\"300\" height=\"210\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/13-2-300x210.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/13-2.jpg 713w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/14-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1316\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/14-3-300x200.jpg\" alt=\"14-3\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/14-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/14-3.jpg 750w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Murashaxiinta Xildhibbaanimo ee Golaha Wakiilada Somaliland ee Saddexda Xisbi Qaran oo Si Adag uga Soo Horjeestay Go\u2019aankii uu Madaxweynahu Ku Laalay Doorashada Wakiilada+SAWIRO Hargeysa(GLN):-Qaar ka mid ah xildhibbaanada u sharaxan ka qeyb-galka doorashada Baarlamaanka Somaliland ee golaha Wakiilada oo sida kale na ay wehelinayaan qeybo ka mid ah bulshada Ra\u2019yidka ah, ayaa waxa ay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1309,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1306"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1318,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1306\/revisions\/1318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}