{"id":13117,"date":"2017-11-03T22:49:21","date_gmt":"2017-11-03T22:49:21","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13117"},"modified":"2017-11-03T22:49:30","modified_gmt":"2017-11-03T22:49:30","slug":"qalin-ma-kkoobaan-gabay-soo-bandhigaya-magacyada-dhirta-oo-uu-tiriyey-abwaankii-cali-mooge-geeddi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13117","title":{"rendered":"Qalin Ma koobaan: Gabay Soo Bandhigaya Magacyada Dhirta Oo Uu Tiriyey Abwaankii Cali Mooge Geeddi."},"content":{"rendered":"<p>Qalin ma-koobaan waa buugga lagu soo ururiyay suugaanta hodanka ah ee Alle ha u naxariistee Abwaan Cali Mooge Geeddi (1960-kii \u2013 2003dii). Waxa qalinka u qaadtay Cabdalla Xaaji Cusmaan, oo ku ammaanan dedaalka iyo waqtiga uu galiyay.Tifatirka buuggaas waxa ku xusan Maxamed Xirsi Guuleed (CabdiBashiir).<\/p>\n<p>Laba gabay oo ashqaraar ah ayaa aad ii soo jiidtay, oo la odhan karaba waa udub-dhexaadka uu ku taagan yahay dhiganahani; waa kan aynu hayno iyo gabayga kale ee Golejoog. Qalin ma-koobaan, waxa uu abwaanku ku soo ururiyay magacyada dhirta Soomaalida, halka uu ka danbena ku taxay Ugaa\u2019dha ku dhaqan ama ku dhaqnaan jirtey dhulkeennan boqran.<\/p>\n<p><strong>Magacyada Dhirta Soomaalida.<\/strong><br \/>\nCali Mooge waxa uu magacyada dhirta ugu hormaynayaa gabaygiisa jaad jaad. Baho kasta waxa uu ku xusayaa hormo gaar ah. Waxaanu u qaybinayaa bahaha dhirta Soomaalida sida hoos ku xusan:<br \/>\n<em><strong>1-Geed-qodxeed<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>2-Geed-nugul<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>3-Geed-xiisaan (Abaareed)<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>4-Geed-qadhaab<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>5-Geed-buureed (Geed-gaab)<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>6-Geed-hagoog,<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>7-Geed-ugbaad<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>8- Geed-sunmeed.<\/strong><\/em><\/p>\n<p>Inkasta oo u hannaankaa Cali Geeddi yahay mid toolmoon, haddana jaadadka dhirta waxa lagu soo koobi karaa :<br \/>\n<strong><em>Geed-qodxeed iyo geed-midhood ama Geed-nugayl iyo geed-abaareed.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Halkan waxa aanu ku taxnay magacyada dhirta Soomaalida sida ay ugu qoran yihiin buugga \u201cQalin ma-koobaan\u201d oo iyada lafteeda loo hormeeyay tabtii Cali Mooge gabayga ugu taxay.<\/p>\n<p>Magacyada Dhirta<\/p>\n<p><strong>1-Geed-qodxeed.<\/strong><br \/>\nQudhac<br \/>\nGalool<br \/>\nMaraa<br \/>\nSogsog (<br \/>\nGob<br \/>\nQansax<br \/>\nBilcil<br \/>\nCadaad<br \/>\nQaydar<br \/>\nWaa\u2019dhi<br \/>\nSarmaan<br \/>\nJaleefan<br \/>\nQuulle<br \/>\nJeerin<br \/>\nDharkayn<br \/>\nGummar<br \/>\nQabo<br \/>\nYooco<br \/>\nQaysaraan<br \/>\nSalamac<br \/>\nLama-gooye<\/p>\n<p>Qayr-Wadte<br \/>\nLaang<br \/>\nJilba-dhiig<br \/>\nKariir<br \/>\n26.Xunboo.<\/p>\n<p><strong>2-Geed-nugul<\/strong><br \/>\nBerde<br \/>\nQayhoor<br \/>\nMuqle<br \/>\nQaadir<br \/>\nFoox<br \/>\nQararri<br \/>\nXagar<br \/>\nBisiq<br \/>\nTobbog<br \/>\nCali Ooye<br \/>\nXoday<br \/>\nXuublalaho<br \/>\nQarjax-muudle<br \/>\nJinow-dhanaan<br \/>\nLa-jiido<br \/>\nDhammaajo<br \/>\nQadhoon<br \/>\n44.Himir.<\/p>\n<p><strong>3-Geed-abaareed (Xiisaan)<\/strong><br \/>\nMaygaag<br \/>\nJiic<br \/>\nRaybad (Raydab)<br \/>\nLebi<br \/>\nYusub<br \/>\nSaban-sabdho<br \/>\nLaban-lawshe<br \/>\nLeeddi<br \/>\nQaalma-leged<br \/>\nHadi<br \/>\nDhiddin<br \/>\nGoosay<br \/>\nDheen<br \/>\nHareeri<br \/>\nGabro<br \/>\nHiglo<br \/>\nDhebi<br \/>\nWoob<br \/>\nDhosoq<br \/>\nSarab<br \/>\nWeger<br \/>\nBadhi-beedto<br \/>\nCobol<br \/>\nMoroh<br \/>\nLidiq<br \/>\nWaabey<br \/>\nDhicir<br \/>\nCanjeel<br \/>\nDhamas<br \/>\nDhuur<br \/>\n75.Baxrasaaf<\/p>\n<p><strong>4-Geed-qadhaab<\/strong><br \/>\nCaday<br \/>\nDaray<br \/>\nDhuwan<br \/>\nKidi<br \/>\nGaras<br \/>\nQuud<br \/>\nQurjeen<br \/>\nYicib<br \/>\nQox<br \/>\nMadheedh<br \/>\nDhafaruur<br \/>\nSaabley<br \/>\nMidho-Caanyo<br \/>\nShabkax<br \/>\nUneexo<br \/>\nGacayro<br \/>\nHalamac<br \/>\nAfgub<br \/>\nXamakaw<br \/>\nCarrab-weyl<br \/>\nFaraxuunsho<br \/>\nMarooro<br \/>\nBuqshe<br \/>\nWaarig<br \/>\nTima-yuluq<br \/>\nHaan-weris<br \/>\nTindhadh<br \/>\nCillala<br \/>\nDoombir<br \/>\n105.Qoodho-waxaraale.<\/p>\n<p><strong>5-Geed-gaab (Buureed)<\/strong><br \/>\nDhirindhir<br \/>\nXayramad<br \/>\nJadhanjee\u2019dho (stress)<br \/>\nGahaydh<br \/>\nLaf-qammuur<br \/>\nDhu\u2019yac<br \/>\nDhuumood<br \/>\nWaxaro-waalis<br \/>\nJaadeer<br \/>\nDhalool<br \/>\nMidho-geeljir<br \/>\nQalanqoolli<br \/>\nBooc<br \/>\nDhufeec<br \/>\nGaggabood<br \/>\nTiire<br \/>\nHiil<br \/>\nJimbac<br \/>\nDhigri<br \/>\nBalanbaal<br \/>\nGulaan<br \/>\nWancad<br \/>\nGabbal-daye<br \/>\nQaran-dhurwaa<br \/>\nFood-cadde<br \/>\nJillab<br \/>\nQanjaleelo<br \/>\nSal-qawaar<br \/>\nGeel-ca\u2019dhays<br \/>\nQabo-yar<br \/>\nMawo<br \/>\nQadaado<br \/>\nUbbo<br \/>\nQunbe<br \/>\nQanbool<br \/>\nUnuun<br \/>\nMaraq-maydh<br \/>\n143.Matarar<\/p>\n<p><strong>6-Geed-ugbaad (Caws)<\/strong><\/p>\n<p>Gubad-dhuxul<br \/>\nYamays<br \/>\nCa\u2019yo<br \/>\nQoordhacle<br \/>\nGoon<br \/>\nDixi<br \/>\nSifaar<br \/>\nQawlbax<br \/>\nDuur<br \/>\nTimo-haweenle<br \/>\nXaawadheer<br \/>\nQaran-gobays<br \/>\nDaanyo<br \/>\nMaadh<br \/>\nMaajeen<br \/>\nCaws-dameer<br \/>\nQadhun<br \/>\nDareemo<br \/>\n162.Daris<br \/>\n<strong>7-Geed-sunmeed<\/strong><br \/>\nQasaanqas<br \/>\nMadaxbuq<br \/>\nQalaw-dhunkaaleed<br \/>\nDaratoole<br \/>\nGeed-bey<br \/>\nQirinqiir<br \/>\nQiriric-waabey<br \/>\nRuqunbaa<br \/>\nGawracadto<br \/>\n172.Ganboor<\/p>\n<p><strong>8-Geed-hagoog<\/strong><\/p>\n<p>Qalandalool<br \/>\nMaraboobta<br \/>\nYaaxoonka<br \/>\nCarmo<br \/>\nBaal-dacar<br \/>\nXig<br \/>\nAdaahida<br \/>\nXangeeyo<br \/>\nIrgin<br \/>\nGodor<br \/>\nDiqaw<br \/>\nDibaw<br \/>\nCiin<br \/>\nMirraw<br \/>\nDhoon<br \/>\nQalanqal<br \/>\nDhiitacab<br \/>\nSaar<br \/>\nFaradheere<br \/>\n192.Dhillawyahan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cali Ileeye<br \/>\nXigasho;<br \/>\nQalin ma-koobaan, Cabdala Xaaji Cusmaan.<br \/>\n(Suugaanta Cali Mooge Geeddi)<\/p>\n<div id=\"attachment_13118\" style=\"width: 490px\" class=\"wp-caption alignleft\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Cali-Mooge.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" aria-describedby=\"caption-attachment-13118\" class=\"wp-image-13118 size-full\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Cali-Mooge.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Cali-Mooge.jpg 480w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Cali-Mooge-300x225.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Cali-Mooge-258x193.jpg 258w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><p id=\"caption-attachment-13118\" class=\"wp-caption-text\">Abwaan Cali Mooge, Alle ha u naxatiisto.<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qalin ma-koobaan waa buugga lagu soo ururiyay suugaanta hodanka ah ee Alle ha u naxariistee Abwaan Cali Mooge Geeddi (1960-kii \u2013 2003dii). Waxa qalinka u qaadtay Cabdalla Xaaji Cusmaan, oo ku ammaanan dedaalka iyo waqtiga uu galiyay.Tifatirka buuggaas waxa ku xusan Maxamed Xirsi Guuleed (CabdiBashiir). Laba gabay oo ashqaraar ah ayaa aad ii soo jiidtay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13118,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,3],"tags":[],"class_list":["post-13117","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13117"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13120,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13117\/revisions\/13120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}