{"id":13146,"date":"2017-11-05T07:10:27","date_gmt":"2017-11-05T07:10:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13146"},"modified":"2017-11-05T07:10:27","modified_gmt":"2017-11-05T07:10:27","slug":"roob-khasaare-nafeed-sababay-oo-xalay-illaa-saaka-ka-daaya-qaybo-ka-mid-ah-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13146","title":{"rendered":"Roob khasaare nafeed sababay oo xalay illaa saaka ka da\u2019aya Qaybo ka mid ah Magalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Roob khasaare nafeed sababay ayaa xalay illaa saaka ka da\u2019aya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo roobabkan ay hakiyeen isu socodka waddooyinka qaar oo ay biyo fara badan buuxiyeen.<span id=\"more-82658\"><\/span><\/p>\n<p>Roobkan ayaa saameyn ku yeeshay xeryaha ay degan yihiin dadka barakacayaasha, waxaana illaa iyo hada la xaqiijiyay inay ku dhinteen afar carruur.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in Xerooyin barakacayaal oo ku yaalla degmooyinka Yaaqshiid, Kaxda iyo Boondheere ay dad ugu geeriyoodeen, kaddib daadad ka dhashay roobabkaas.<\/p>\n<p>Guryaha ay degan yihiin dadka danyarta iyo barakacayaasha ayaa ka sameysan aqalo baco iyo cooshado ah, taasoo aanay u adkeysan karin dhibicda roobka iyo dhaxanta.<\/p>\n<p>Saameynta roobabkan ayaa laga yaabaa inay sii xoogeysato, maadaama tan iyo saaka ay roobabka da\u2019ayaan, waxaana degmooyinka qaar la soo sheegayaa in biyo badan ay dadka guryaha ugu galeen.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Roob khasaare nafeed sababay ayaa xalay illaa saaka ka da\u2019aya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo roobabkan ay hakiyeen isu socodka waddooyinka qaar oo ay biyo fara badan buuxiyeen. Roobkan ayaa saameyn ku yeeshay xeryaha ay degan yihiin dadka barakacayaasha, waxaana illaa iyo hada la xaqiijiyay inay ku dhinteen afar carruur. Wararka ayaa intaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13147,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13148,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13146\/revisions\/13148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}