{"id":1329,"date":"2016-09-16T15:02:07","date_gmt":"2016-09-16T15:02:07","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1329"},"modified":"2016-09-16T15:02:07","modified_gmt":"2016-09-16T15:02:07","slug":"dowlada-dalka-ingiriiska-oo-walaac-weyn-ka-muujisay-goaanka-madaxweynaha-somaliland-ku-kala-qaaday-labada-doorasho-ee-golaha-wakiilada-iyo-madaxtooyada-akhri-war-muritiyeedkan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1329","title":{"rendered":"Dowlada Dalka Ingiriiska Oo Walaac weyn ka Muujisay Go,aanka Madaxweynaha Somaliland Ku Kala Qaaday Labada Doorasho Ee Golaha Wakiilada iyo Madaxtooyada ,Akhri War Muritiyeedkan."},"content":{"rendered":"<h1>Dowlada Dalka Ingiriiska Oo Walaac weyn ka Muujisay Go,aanka Madaxweynaha Somaliland Ku Kala Qaaday Labada Doorasho Ee Golaha Wakiilada iyo Madaxtooyada ,Akhri War Muritiyeedkan.<\/h1>\n<div class=\"newscontent\">\n<div class=\"post-body entry-content\">\n<p><strong>Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go\u2019aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka oo hore loo qoondeeyay inay mar wada qabsoomaan horraanta sannadka dambe.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><strong>Sida lagu sheegay war murtiyeed \u00a0maanta ka soo baxay Xafiiska dawladda Britain ku leedahay Hargeysa, waxa lagu tilmaamay in go\u2019aankaasi uu wiiqi karo kalsoonidii lagu qabay dimuqraadiyadda Somaliland. Hase ahaatee, madaxtooyada Somaliland ayaa hore go\u2019aankaa ugu tilmaantay mid ka turjumaya danaha dalka.<\/strong><\/p>\n<p><strong>War Murtiyeedkan dawlada\u00a0 ingiriisku soo saartey waxaa lagu sheegay in aanay beesha caalamku diyaar u aheyn in ay bixiso kharashka dheeriga ah ee soo baxa marka labada doorasho la kala qaado .<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxaana ay dawladu \u00a0\u00a0ingiriisku \u00a0si adag ugu baaqdey madaxweyne Siilanyo \u00a0in labada doorasho ee wakiilada iyo madaxtooyada \u00a0uu \u00a0qabto wakhtigii maxkamada sare go,aamisay isla markana loo qoondeyey oo aheyd \u00a0bisha saddexaad ee sanadka soo socoda<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhinca kale waxaa lagu sheegay war muriyeedkan in \u00a0dawlada UK aanay kaligeed soo saarin balse arigtidaas la qabaan dalalka kala ah Mareykanka , Sweden, Denmark , EU\u00a0 iyo qaramada midoobey .<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201d Dib u\u00a0 dhigista doorashada\u00a0 aqalka baarlamanka waxaa lagu dhawaaqey\u00a0 iyada oo aan loo heynin sabab sharci ah oo rasmiyan ah iyada oo gudoomiyaha maxkamada sare\u00a0 hore u sheegay in labada doorasho ee wakiilada iyo madaxtooyada mar la wada qabto hortaanta sanadka soo socda ee 2017.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dadweynaha reer Somaliland waxaa ay safaf dhaadheer\u00a0 galeen in ay isdiwaangaliyaan si ay\u00a0 u codeeyaan labada doorashaba iyaga oo rajo ku qabey in loo ogalaan doono in ay codkooga dhibaan karaan wakhtigaasi \u201d \u00a0ayaa lagu\u00a0 yidhi war saxaafadeedka oo ay shabakada Ilaysnews.com idiin soo turjuntey qeybta ugu mihiimsan<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/vvv.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1330\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/vvv-300x228.png\" alt=\"vvv\" width=\"300\" height=\"228\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/vv.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1331\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/vv-300x228.png\" alt=\"vv\" width=\"300\" height=\"228\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Dalka Ingiriiska Oo Walaac weyn ka Muujisay Go,aanka Madaxweynaha Somaliland Ku Kala Qaaday Labada Doorasho Ee Golaha Wakiilada iyo Madaxtooyada ,Akhri War Muritiyeedkan. Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go\u2019aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka oo hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1332,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1333,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1329\/revisions\/1333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}