{"id":1334,"date":"2016-09-16T18:37:33","date_gmt":"2016-09-16T18:37:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1334"},"modified":"2016-09-16T18:37:33","modified_gmt":"2016-09-16T18:37:33","slug":"maleeshiyadka-ururka-al-shabaab-oo-galabta-la-wareegay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1334","title":{"rendered":"Maleeshiyadka Ururka Al-Shabaab Oo Galabta La Wareegay Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo."},"content":{"rendered":"<h1>Maleeshiyadka Ururka Al-Shabaab Oo Galabta La Wareegay Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo.<\/h1>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ceel-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1336\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ceel-1-300x169.jpg\" alt=\"ceel\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ceel-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ceel-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ceel-1-800x450.jpg 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ceel-1.jpg 987w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ceelwaaq(GLN)_Wararka ka imanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahano hubeysan ay weerar ku qaadeen degmada Ceelwaaq kalana wareegeen ciidamada dowlada Soomaaliya\u00a0 iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p>Gelinkii dambe ee maanta ayaa ciidamo ku hubeysan gaadiidka tiknikada waxa ay ka soo weerareen afar jiho magaalada Ceelwaaq halkaas oo dagaal socday muddo nus saac ah uu ka dhacay.<\/p>\n<p>Isgaarsiinta ayaa\u00a0 laga jaray degmada Ceelwaaq hase yeeshee maqribnimadii caawa ayaa isgaarsiinta soo laabatay sida uu sheegey mid ka mid ah dadka degen magaalada Ceelwaaq.<\/p>\n<p>Illaa hadda lama oga qasaaraha ka dhashay iskahorimaadka hubeysan ee ka dhacay magaalada Ceelwaaq iyadoo hore ay u joogeen ciidamo Kenyan iyo Soomaali ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyadka Ururka Al-Shabaab Oo Galabta La Wareegay Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo. Ceelwaaq(GLN)_Wararka ka imanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahano hubeysan ay weerar ku qaadeen degmada Ceelwaaq kalana wareegeen ciidamada dowlada Soomaaliya\u00a0 iyo kuwa AMISOM. Gelinkii dambe ee maanta ayaa ciidamo ku hubeysan gaadiidka tiknikada waxa ay ka soo weerareen afar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1335,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1334","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1334"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1337,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1334\/revisions\/1337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}