{"id":13451,"date":"2017-11-18T12:09:14","date_gmt":"2017-11-18T12:09:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13451"},"modified":"2017-11-18T13:58:14","modified_gmt":"2017-11-18T13:58:14","slug":"13451","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13451","title":{"rendered":"Daawo: Guddida Doorashada Iyo Xisbiga WADDANI Soo Wada Bandhigay Is-afgarad Dhex Maray"},"content":{"rendered":"<p>Halkan ka daawada guddoomiyaha komishanka doorashada Somaliland Cabdiqaadir Iimaan iyo Musharax Cirro, ayaa si wada jir ah u sheegay inay is-afgarad dhex maray, isla markaana ay iska qanciyeen tabashooyinkii jiray.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay sheegeen inay ka wada hadleen buuggii codaynta ee xisbiga WADDANI soo bandhigay iyo tirinka sanaaduuqda ee degmooyinka Hargeysa iyo Gabiley.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"WARKA KOMISHANKA IYO MUSHARAXA XISBIGA WADDANI OO HADA KA HADLAY BUUGII XISBIGA WADDANI SOO BANDHIGA\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/TtuIhJ_AoEQ?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/yy.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-13452\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/yy.jpg\" alt=\"\" width=\"246\" height=\"138\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Halkan ka daawada guddoomiyaha komishanka doorashada Somaliland Cabdiqaadir Iimaan iyo Musharax Cirro, ayaa si wada jir ah u sheegay inay is-afgarad dhex maray, isla markaana ay iska qanciyeen tabashooyinkii jiray. Waxa kale oo ay sheegeen inay ka wada hadleen buuggii codaynta ee xisbiga WADDANI soo bandhigay iyo tirinka sanaaduuqda ee degmooyinka Hargeysa iyo Gabiley. &nbsp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13452,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13451"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13472,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13451\/revisions\/13472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}