{"id":13458,"date":"2017-11-18T13:02:15","date_gmt":"2017-11-18T13:02:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13458"},"modified":"2017-11-18T13:02:15","modified_gmt":"2017-11-18T13:02:15","slug":"dawlada-sacuudiga-oo-safiirkoodii-jarmalka-u-yeedhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13458","title":{"rendered":"DAWLADA SACUUDIGA OO SAFIIRKOODII JARMALKA U YEEDHAY"},"content":{"rendered":"<p><b><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54695\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_0888.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" \/><br \/>\nDowladda Sacuudiga ayaa dib ugu yeeraysa safiirkii u fadhiyay dalka Jarmalka taasi oo ay kaga cabanayaan hadal uu jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka.<br \/>\nSigmar Gabriel ayaa muujiyay walaaciisa ku aadan xaaladda Lubnaan iyo musiibadda bina\u2019aadanimo ee ka taagan yamen.<br \/>\nBalse wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Sigmar Gabriel oo ka hadlayay shir jaraa\u2019id oo ay wada qabteen dhigiisa Lubnaan ma uusan carab baabin Sacuudiga.<br \/>\nHasa yeeshee mr Sigmar ayaa sheegay in Lubnaan looga baahan yahay calaamad muujinaysa in dhaqdhaqaaqa Xariiri aan la xaddidin.<br \/>\nBayaan uu soo saaray wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga oo lagu baahiyay wakaaladda wararka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in wararka sheegaya in mr Xariiri dhaqdhaqaaqiisa la xaddiday ay yihiin warar been abur ah.<br \/>\nDowladda Sacuudiga ayaa sidoo kale qoraal cabasho ah u gudbin doonta safiirka Jarmalka u fadhiya Riyadh.<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Sacuudiga ayaa dib ugu yeeraysa safiirkii u fadhiyay dalka Jarmalka taasi oo ay kaga cabanayaan hadal uu jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka. Sigmar Gabriel ayaa muujiyay walaaciisa ku aadan xaaladda Lubnaan iyo musiibadda bina\u2019aadanimo ee ka taagan yamen. Balse wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Sigmar Gabriel oo ka hadlayay shir jaraa\u2019id oo ay wada qabteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13459,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13460,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13458\/revisions\/13460"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}