{"id":13515,"date":"2017-11-20T10:01:33","date_gmt":"2017-11-20T10:01:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13515"},"modified":"2017-11-20T10:01:33","modified_gmt":"2017-11-20T10:01:33","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-lagu-soo-dhaweeyey-abu-dhabi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13515","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya  Oo Lagu Soo Dhaweeyey  Abu Dhabi"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho shaqo oo qaadanaysa muddo\u00a0 labo cisho ah.<span id=\"more-994\"><\/span><\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Wasiirka Caddaaladda ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Sultan Bin Saciid Al Badi.<\/p>\n<p>Safarkan waxaa Madaxweynaha ku wehliya Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Mudane Cabdulqaadir Axmed Khayr, Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo La-taliyeyaal.<\/p>\n<p>Booqashada Madaxweyne Farmaajo ayaa ku soo beegmaysa isagoo hore booqasho ugu tegey Boqortoyada Sacudi Carabiya,khilaafka siyaasadeed ee Bariga Dhexe ayaa saameyn ku yeeshay dowlada federalka iyo maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<div id=\"td_uid_2_5a12a34c37d93\" class=\"td-gallery td-slide-on-2-columns\">\n<div class=\"post_td_gallery\">\n<div class=\"td-gallery-slide-top\">\n<div class=\"td-gallery-title\">Booqasho Imaaraadka Carabta<\/div>\n<div class=\"td-gallery-controls-wrapper\">\n<div class=\"td-gallery-slide-count\"><span class=\"td-gallery-slide-item-focus\">1<\/span>\u00a0of 3<\/div>\n<div class=\"td-gallery-slide-prev-next-but\"><i class=\"td-icon-left doubleSliderPrevButton\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-right doubleSliderNextButton\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-doubleSlider-1\">\n<div class=\"td-slider\">\n<div class=\"td-slide-item td-item1\">\n<figure class=\"td-slide-galery-figure td-slide-popup-gallery\"><a class=\"slide-gallery-image-link\" title=\"farmajo dubai (1)\" href=\"http:\/\/i3.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmajo-dubai-1.jpg\"><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/i3.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmajo-dubai-1-630x420.jpg\" alt=\"\" \/><\/a><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho shaqo oo qaadanaysa muddo\u00a0 labo cisho ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Wasiirka Caddaaladda ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Sultan Bin Saciid Al Badi. Safarkan waxaa Madaxweynaha ku wehliya Wasiiru Dowlaha Arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13516,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13515","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13515"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13517,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13515\/revisions\/13517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}