{"id":1352,"date":"2016-09-17T07:12:20","date_gmt":"2016-09-17T07:12:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1352"},"modified":"2016-09-17T07:12:20","modified_gmt":"2016-09-17T07:12:20","slug":"mareykanka-oo-duqeyn-cirka-ah-ku-diley-sarkaal-ka-tirsan-ururka-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1352","title":{"rendered":"Mareykanka Oo Duqeyn Cirka ah ku Diley Sarkaal  ka Tirsan Ururka Daacish."},"content":{"rendered":"<h2>Mareykanka Oo Duqeyn Cirka ah ku Diley Sarkaal\u00a0 ka Tirsan Ururka Daacish.<\/h2>\n<p>Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah lagu dilay mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee Kooxda IS.<span id=\"more-55583\"><\/span><\/p>\n<p>Hoggaamiyahan oo lagu magacaabi jiray\u00a0Wa\u2019il Adil Hasan Salman al-Fayad ayaa lagu dilay 7-dii bishan meel ku dhow magaalada Raqqa ee dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa sidoo kale loo yaqaanay Dr. Wa\u2019il, waxaana uu ahaa Wasiirka Warfaafinta IS, waxaa kaloo uu isku duba ridi jiray muuqaalada ay ku soo bandhigi jireen dilalka.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo ninkan la sheegay inuu xiriir dhow uu la lahaa Abuu Mohamed Al-Adnani oo bishii la soo dhaafay isna lagu dilay duqeyn cirka ah.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa sheegay in dilalkan loo geystay hoggaamiyeyaasha sare ee IS ay sii wiiqi doonto howl galada ay kooxdan ka wadaan Ciraaq iyo Suuriya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka Oo Duqeyn Cirka ah ku Diley Sarkaal\u00a0 ka Tirsan Ururka Daacish. Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah lagu dilay mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee Kooxda IS. Hoggaamiyahan oo lagu magacaabi jiray\u00a0Wa\u2019il Adil Hasan Salman al-Fayad ayaa lagu dilay 7-dii bishan meel ku dhow magaalada Raqqa ee dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1353,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1352","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1352"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1354,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1352\/revisions\/1354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}