{"id":13541,"date":"2017-11-21T14:08:15","date_gmt":"2017-11-21T14:08:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13541"},"modified":"2017-11-21T14:46:44","modified_gmt":"2017-11-21T14:46:44","slug":"war-deg-deg-ah-gudida-doorashada-somaliland-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqay-natiijadii-ka-soo-baxday-doorashadii-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13541","title":{"rendered":"War Deg Deg ah; Gudida Doorashada Somaliland Oo Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqay Natiijadii ka Soo Baxday Doorashadii Madaxtooyada."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay cida ku guulaysatay doorashada madaxtooyadda somaliland.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54903\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg?resize=960%2C628\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"628\" \/><br \/>\n<strong>Muuse biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Saylici ayaa loo caleemo saaray in ay noqdaan madaxweynaha somaliland iyo ku xigeenkiisa iyada oo ay ka guulaysteen Murashaxiintii kula loolamaysay ee xisbiyadda ucid iyo Waddani.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>\u201cDoorashada madaxtooyadda somaliland ee dhacday bishan aynu ku jirno ee 13kii bisha november waxa ku guulaystay Mudane Muuse Biixi cabdi iyo ku xigeenkiisa cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil saylici oo ku tartamayay xisbiga Kulmiye\u201d ayuu yidhi Cabdiqaadir Iimaan warsame oo ah guddoomiyaha Guddoomiyaha Gudida doorashooyinka somaliland.<\/strong><\/p>\n<p><strong>waxa aanu cadaynaynaa hadii aanu nahay gudida doorashooyinka somaliland in mudane Muuse biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Saylici ay yihiin madaxweynaha cusub iyo madaxweyne ku xigeenka somaliland\u201d ayuu intaasi sii raaciyay guddoomiyaha gudida doorashooyinka somaliland<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay cida ku guulaysatay doorashada madaxtooyadda somaliland. Muuse biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Saylici ayaa loo caleemo saaray in ay noqdaan madaxweynaha somaliland iyo ku xigeenkiisa iyada oo ay ka guulaysteen Murashaxiintii kula loolamaysay ee xisbiyadda ucid iyo Waddani. \u201cDoorashada madaxtooyadda somaliland ee dhacday bishan aynu ku jirno ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13542,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13541"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13555,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13541\/revisions\/13555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}