{"id":13545,"date":"2017-11-21T14:29:43","date_gmt":"2017-11-21T14:29:43","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13545"},"modified":"2017-11-21T14:31:12","modified_gmt":"2017-11-21T14:31:12","slug":"codadka-ay-kala-heleen-xisbiyadu-somaliland-doorashadii-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13545","title":{"rendered":"Codadka Ay Kala Heleen Xisbiyadu Somaliland Doorashadii Madaxtooyada\u00a0"},"content":{"rendered":"<div class=\"page-header\">\n<p class=\"single-title\">Hargeysa(GLN)- Natiijadii ay maanta ku dhawaaqeen guddida doorashooyinka Somaliland, oo shaaciyey inay musharraxiinta xisbiga KULMIYE ay ku guulaysteen, ayaa waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa tirada codadka ee xisbiyadu u kala guulasteen.<\/p>\n<p class=\"single-title\">Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Cabdiqaadir Iiimaan oo isagu natiijada ku dhawaaqay, ayaa sheegay in saddexda xisbi qaran ee Somaliland ay sidan hoos u qoran u kala helaan codadkii doorashada madaxtoooyada ee 13kii November la ay shacabku dhiibteen:<\/p>\n<p class=\"single-title\">-Xisbiga UCID waxa uu helay cod dhan 23,141 (Labaatan Iyo Saddex Kun Boqol Afartan iyo KOw Cod) oo u dhiganta 4% (Boqolkiiba Afar),.<\/p>\n<p class=\"single-title\">-Xisbiga KULMIYE waxa uu helay cod dhan 305,909 (Saddex Boqol Iyo Shan,Sagaal Boqol Iyo Sagaal Cod) oo u dhiganta 55%.<\/p>\n<p class=\"single-title\">-Xisbiga WADDANI uu helay cod dhan 226,092 (Laba Boqol Laabatan Iyo Lix Kun iyo Laba Iyo Sagaashan) Oo U Dhiganta 41% (Afartan Iyo Kow Boqolkiiba).<\/p>\n<\/div>\n<section class=\"post_content clearfix\">Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa qaadacaday natiijada doorashada, isla markaana waxay sheegeen in cabashadooda ay u mari doonaan waddo sharci ah.<\/section>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-medium wp-image-13551\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Musharraxiinta-Xisbiyada-Somaliland-300x189.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"189\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Musharraxiinta-Xisbiyada-Somaliland-300x189.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Musharraxiinta-Xisbiyada-Somaliland.png 608w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanliaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)- Natiijadii ay maanta ku dhawaaqeen guddida doorashooyinka Somaliland, oo shaaciyey inay musharraxiinta xisbiga KULMIYE ay ku guulaysteen, ayaa waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa tirada codadka ee xisbiyadu u kala guulasteen. Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Cabdiqaadir Iiimaan oo isagu natiijada ku dhawaaqay, ayaa sheegay in saddexda xisbi qaran ee Somaliland ay sidan hoos u qoran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13551,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13545","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13545","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13545"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13554,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13545\/revisions\/13554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}