{"id":13572,"date":"2017-11-21T18:30:28","date_gmt":"2017-11-21T18:30:28","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13572"},"modified":"2017-11-21T18:30:28","modified_gmt":"2017-11-21T18:30:28","slug":"war-deg-deg-ahxisbiga-mucaaridka-ah-ee-waddani-oo-goaan-cusub-ka-soo-saaray-natiijada-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13572","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Oo Go&#8217;aan Cusub ka Soo Saaray Natiijada Doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Xisbiga Waddani ayaa Cawa Go,aan Cusub ka Soo Saaray Natiijada Doorashada Madaxtinimada Somaliland Ee Maanta Gudadi Komishanka Doorashooyinku ugu Dhawaaqeen Inu ku Gulaystay muuse biixi<\/p>\n<p>Shir jaraa iid oo ay cawa si wada jir ah ugu Qabteen \u00a0Magalada Hargeysa masuuliyinta Xisbiga iyo Musharax cirro ayey ku sheegeen in u ka Tanaasulay Doorashadii isaga oo sheegay inu shacab u Tudhaayo<\/p>\n<p>\u201cUmaan Tanaasulin Muuse Biixi Umaan Tanaasulin Kulmiye waxaan u Tanaasulay Nabada iyo Wada jirka Umada Somaliland waxaan go,aan saday In aan Aqbalo Natiijada gacan ku samayska ah Ee la dhoob dhobay Sidii Madaxweyne Daahir Rayle u Yidhi somaliland Gacantayda ku Bur buri mayso anigu waxaan leeyahay Dalkayga Damacayga U Bur burimaayo\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"MUSHARAX CIRO HADA SHEEGAY INUU UTANAASULEY NABAD SLAND\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/on8L4wikveE?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Xisbiga Waddani ayaa Cawa Go,aan Cusub ka Soo Saaray Natiijada Doorashada Madaxtinimada Somaliland Ee Maanta Gudadi Komishanka Doorashooyinku ugu Dhawaaqeen Inu ku Gulaystay muuse biixi Shir jaraa iid oo ay cawa si wada jir ah ugu Qabteen \u00a0Magalada Hargeysa masuuliyinta Xisbiga iyo Musharax cirro ayey ku sheegeen in u ka Tanaasulay Doorashadii isaga oo sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13573,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13574,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13572\/revisions\/13574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}