{"id":1358,"date":"2016-09-17T07:47:33","date_gmt":"2016-09-17T07:47:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1358"},"modified":"2016-09-17T07:47:33","modified_gmt":"2016-09-17T07:47:33","slug":"fiqi-tolkii-kama-jano-tago-maxamed-xaashi-cilmi-oo-madaxwayne-siilaanyo-ku-amanay-mowqifka-uu-ka-qaatay-lixda-gobood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1358","title":{"rendered":"FIQI TOLKII KAMA JANO TAGO.MAXAMED XAASHI CILMI OO MADAXWAYNE SIILAANYO KU AMANAY MOWQIFKA UU KA QAATAY \u2018LIXDA GOBOOD\u201d"},"content":{"rendered":"<h2 id=\":lo\" class=\"hP\">FIQI TOLKII KAMA JANO TAGO.MAXAMED XAASHI CILMI OO MADAXWAYNE SIILAANYO KU AMANAY MOWQIFKA UU KA QAATAY \u2018LIXDA GOBOOD\u201d<\/h2>\n<h2 class=\"hP\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ggg.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1359\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ggg.jpg\" alt=\"ggg\" width=\"259\" height=\"195\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ggg.jpg 259w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ggg-258x193.jpg 258w\" sizes=\"auto, (max-width: 259px) 100vw, 259px\" \/><\/a><\/h2>\n<div><span style=\"font-family: Calibri\">Eng Maxamed Xaashi Cilmi,\u00a0 oo lagu naanayso \u201c<\/span><b><span style=\"font-family: Calibri\">Mr LABA\u201d,<\/span><\/b><span style=\"font-family: Calibri\"> loona bixiyay markii uu <\/span><b><span style=\"font-family: Calibri\">2 cod<\/span><\/b><span style=\"font-family: Calibri\"> helay tartankii uu la galay <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Marxuum Cigaal,<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> waxa lagu yaqaan madax-adayg siyaasadeed iyo mucaaridnimo mutuxan. Wuxuu mucaarid mutuxan ku ahaa Marxuum <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Cabdirahman Tuur,<\/span><\/i> <i><span style=\"font-family: Calibri\">Marxuum Cigaal<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> , Madaxwayne <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Riyaale <\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\">iyo Madaxwayne <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Siilaanyo<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\">. Waxa kale oo loo bixiyay \u00a0\u201c <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Keligi Saxane\u201d.<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> Eng Maxamed Xaashi wuxuu \u00a0\u00a0had iyo jeer sheega \u00a0lacagayo\u00a0 ka badan \u00a0<\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Boqolal Million<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> oo doolar \u00a0oo la musuqmaasuqay, asaga oo aan \u00a0cadayn soo\u00a0 bandhigin . Wuxuu ku tiraaba \u00a0in wadanka lagu maamulo qabyaalad, eex, qaraabo kiil iyo nin jeclaysi. \u00a0<\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Dunuubtaas<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> \u00a0faraha badan wuxuu ku eedeeyaa dadka aan ku abtirsan <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Qabiilka &amp; Qoyska<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> uu asagu kasoo jeeedo. Tusaale ahaan, kamuu hadal musuq-maasuqa\u00a0 wayn ee dhawaan saxaafadu soo bandhigtay ee lagu eedeeyay <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Marwo Samsam.<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> Kamuu hadal beeraha iyo dhulka uu dhacay <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Col. Muuse Biixi<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> ee dadkii lahaa hortubanyaheen Maxkamadaha. Maantana \u00a0<\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Eng Maxamed Xaashi<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> waxuu amaan kula dul kufay <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Madaxwayne Siilaanyo,<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> markii uu digreeto kusoo saaray in lixda gobood ee muranku ka taaganyahay lagu qabto \u00a0\u201c <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Diiwaan gelin\u201d<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> . Eng Maxamed Xaashi wuxuu qaatay mowqifkii Suldan Maxamed Cabdilqaadir iyo Suldaan Sabayse\u00a0 ee ahaa dhulkaa waxa iska leh <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">\u201cIsaaq \u201c<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> ama \u201c <\/span><i><span style=\"font-family: Calibri\">Sacad Muuse<\/span><\/i><span style=\"font-family: Calibri\"> \u201c.\u00a0 Wuxuu muujiyay qabyaalad cad oo aanu gedna ugu soo gaban. Waxa haboonayd inuu Eng Maxamed Xaashi \u00a0dib ugu noqdo distoorka qaranka iyo kala xadayntii\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Somaliland \u00a0ee lixdankii,kana\u00a0 foogaado caadifada qabyaaladaysan \u00a0.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-family: Calibri\">Drs.Hoodo Yusuf , London, UK.<\/span><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>FIQI TOLKII KAMA JANO TAGO.MAXAMED XAASHI CILMI OO MADAXWAYNE SIILAANYO KU AMANAY MOWQIFKA UU KA QAATAY \u2018LIXDA GOBOOD\u201d Eng Maxamed Xaashi Cilmi,\u00a0 oo lagu naanayso \u201cMr LABA\u201d, loona bixiyay markii uu 2 cod helay tartankii uu la galay Marxuum Cigaal, waxa lagu yaqaan madax-adayg siyaasadeed iyo mucaaridnimo mutuxan. Wuxuu mucaarid mutuxan ku ahaa Marxuum Cabdirahman [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1359,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-1358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1360,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1358\/revisions\/1360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}