{"id":13697,"date":"2017-12-02T13:51:16","date_gmt":"2017-12-02T13:51:16","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13697"},"modified":"2017-12-02T13:51:16","modified_gmt":"2017-12-02T13:51:16","slug":"madaxweynaha-xilka-ka-sii-dagaya-ee-somaliland-axmed-siilanyo-oo-dalacsiiyey-taliyaha-ciidanka-booliska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13697","title":{"rendered":"Madaxweynaha Xilka Ka Sii Dagaya Ee Somaliland Axmed Siilanyo Oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Madaxweynaha Xilka ka sii dagaya ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa<\/strong><br \/>\n<strong>taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan dallacsiiyay, Taliyaha oo hore u ahaa sarreeye guuto ayaa haatan laga dhigay Darajada Sarreeye Gaas.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55861\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24176742_1312121525559355_6389556357423189662_n.jpg?resize=720%2C480\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan oo Muddo soo hoggaaminayay ciidamada booliska ayaa la rumaysan yahay in uu shaqo wanaaggiisa ku mutaystay dallacsiinta la gaadhsiiyay darajada u saraysa ee Ciidamada Somaliland.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Muddada uu hayay hoggaanka booliska Ayaan laga dareemin dhalliilo shaqo iyo cabasho dhanka ciidanka ah Iyo Haday Noqto Dhinaca Dadwaynahaba .<\/strong><\/p>\n<p><strong>Taliye Fadal Ayeey Ciidamadu Ku Tilmaamaan In Uu Yahay Taliyihii Ugu Fiicnaa Ee Soo Mara Ciidamada Marka la Eego Hogaaminta Ciidanka Iyo Habdhaqankiisaba .<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Xilka ka sii dagaya ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan dallacsiiyay, Taliyaha oo hore u ahaa sarreeye guuto ayaa haatan laga dhigay Darajada Sarreeye Gaas. Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan oo Muddo soo hoggaaminayay ciidamada booliska ayaa la rumaysan yahay in uu shaqo wanaaggiisa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13698,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13699,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13697\/revisions\/13699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}