{"id":13771,"date":"2017-12-06T19:04:03","date_gmt":"2017-12-06T19:04:03","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13771"},"modified":"2017-12-06T19:04:03","modified_gmt":"2017-12-06T19:04:03","slug":"madaxweynaha-la-doortay-ee-somaliland-oo-magacaabay-guddida-xil-wareejinta-xiliga-kala-guurka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13771","title":{"rendered":"Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Magacaabay Guddida Xil Wareejinta Xiliga Kala Guurka ah."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Kadib markii aan la tashaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Kadib markaan xaqiiqsaday muhiimadda xilliga kala-guurka ah; waxa loo magacaabay xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin in ay noqdaan\u00a0<strong>Guddida Xil-wareejinta Xilliga Kala-guurka ah.\u00a0<\/strong>Xubnaha Guddidu waxa ay kala yihiin:<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-56103 aligncenter\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/Muuse-biixi.jpg?resize=960%2C531\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"531\" \/><\/p>\n<\/div>\n<ol>\n<li><strong>Dr. Sacad Cali Shire \u2013 Guddoomiye<\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxamed Kaahin Axmed \u2013 Xubin<\/strong><\/li>\n<li><strong>Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon \u2013 Xubin<\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxamuud Xaashi Cabdi \u2013 Xubin<\/strong><\/li>\n<li><strong>Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare \u2013 Xubin<\/strong><\/li>\n<li><strong>Prof. Axmed Ismaaciil Samatar \u2013 Xubbin<\/strong><\/li>\n<li><strong>Eng. Xuseen Ibraahim Xasan Buuni\u2013 Xubin<\/strong><\/li>\n<li><strong>Eng. Ibraahim Daahir Dubad \u2013 Xubin<\/strong><\/li>\n<li><strong>Yuusuf Maxamed Cabdi \u2013 Xubin<\/strong>\u00a0<strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p>Masuuliyadda Guddida Xil-wareejinta Xilliga Kala-guurku waa diyaarinta iyo hagista dhammaan hawlaha xil-wareejinta xilliga kala-guurka ah iyo goobta xil-wareejinta. Muddada xilka Guddidu waxa uu ku kooban yahay ilaa maalinta xil-wareejinta.<\/p>\n<p><strong>[<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p><strong>Muuse Biixi Cabdi,<\/strong><\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha La Doortay ee JSL<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii aan la tashaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Kadib markaan xaqiiqsaday muhiimadda xilliga kala-guurka ah; waxa loo magacaabay xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin in ay noqdaan\u00a0Guddida Xil-wareejinta Xilliga Kala-guurka ah.\u00a0Xubnaha Guddidu waxa ay kala yihiin: Dr. Sacad Cali Shire \u2013 Guddoomiye Maxamed Kaahin Axmed \u2013 Xubin Yaasiin Maxamuud Xiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13772,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13773,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13771\/revisions\/13773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}