{"id":13813,"date":"2017-12-09T19:42:34","date_gmt":"2017-12-09T19:42:34","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13813"},"modified":"2017-12-09T19:42:34","modified_gmt":"2017-12-09T19:42:34","slug":"agaasimaha-heyadda-socdaalka-soomaaliya-oo-la-kulmay-dhiggiisa-faransiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13813","title":{"rendered":"Agaasimaha Hey\u2019adda Socdaalka Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa Faransiiska"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka faransiiska ayaa la kulmay agaasimaha socdaalka dalka Faransiiska, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen kusimaha safiirka ahna qunsulka guud ee safaaradda Soomaaliya ku leedahey dalka Faransiiska iyo madax kale.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Gaashaanle sare Maxamed Aadan Koofi iyo dhigiisa Faransiiska ayaa ka wada \u00a0hadley iskaashiga dhinaca arrimaha socdaalka, isdhaafsiga khibradaha iyo Baasaboorka Soomaaliya, isaga oo agaasimuhu ku wareejiyey saraakiisha Faransiiska tusaalaha baasaboorka Soomaaliya (Specimen).<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Labada dhinac ayaa isla gartey in ay yeeshaan kulamo joogto ah iyo kuwo sanadle ah, islamarkaana la iska kaashado arrimaha la xariira socdaalada iyo jinsiyadda labada dal.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wasaaradda Amniga gudaha ayaa adeegga Hey\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha uu Col Koofi ku soo kordhiyey waxay noqotey waxqabadka kaliya ee ay soo bandhigtay.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-2619 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/koof.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka faransiiska ayaa la kulmay agaasimaha socdaalka dalka Faransiiska, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen kusimaha safiirka ahna qunsulka guud ee safaaradda Soomaaliya ku leedahey dalka Faransiiska iyo madax kale. Gaashaanle sare Maxamed Aadan Koofi iyo dhigiisa Faransiiska ayaa ka wada \u00a0hadley [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13814,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13815,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13813\/revisions\/13815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}