{"id":13975,"date":"2017-12-21T18:07:33","date_gmt":"2017-12-21T18:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13975"},"modified":"2017-12-21T18:07:33","modified_gmt":"2017-12-21T18:07:33","slug":"madaxweyne-trump-oo-u-digay-wadamada-ay-qaadhaanka-siiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=13975","title":{"rendered":"MADAXWEYNE TRUMP OO U DIGAY WADAMADA AY QAADHAANKA SIIYAAN"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p class=\"story-body__introduction\"><strong>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu deeqaha ka jaran doono dalalka taageeray qaraarkii Qaramada Midoobay ee lagaga soo horjeedsaday in uu Qudus u aqoonsaday caasimadda Israa\u2019iil.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Bishan horraanteedii ayuu Trump gaaray go\u2019aankaas iyadoo caalaamka aad looga dhaliilay.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cWaxay naga qaataan boqolaal milyan oo doolar iyo xataa balaayiin doolar haddana codkooda ayay nagu mucaaradayaan,\u201d ayuu u sheegay saxafiyiinta.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201ccodkooda hanagu mucaaradaan, lacag badan baa anagana noo baaqan doonta.\u201d<\/strong><\/p>\n<p><strong>Haddalkiisan ayaa yimid ka hor codaynta loo qaadayo qaraarka ka dhanka ah in Qudus loo aqoonsado caasimadda Israa\u2019iil ee uu qabanayo Golaha loo dhan yahay ee Qarammada Midoobay.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Qaraarkan qabyada ah ma xusayo Maraykan balse wuxuu leeyahay go\u2019aankaste oo Qudus ku saabsan waa in meesha laga saaro.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Bishan horraanteedii ayay safiirka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Nikki Haley uga digtay dalalka xubnaha ka ah in madaxweyne Trump uu waydiistay in ay la soo wadaagto dalalka aan codkooda siinin Khamiista.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu deeqaha ka jaran doono dalalka taageeray qaraarkii Qaramada Midoobay ee lagaga soo horjeedsaday in uu Qudus u aqoonsaday caasimadda Israa\u2019iil. Bishan horraanteedii ayuu Trump gaaray go\u2019aankaas iyadoo caalaamka aad looga dhaliilay. \u201cWaxay naga qaataan boqolaal milyan oo doolar iyo xataa balaayiin doolar haddana codkooda ayay nagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":13976,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13975"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13977,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13975\/revisions\/13977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}