{"id":14090,"date":"2017-12-29T19:33:01","date_gmt":"2017-12-29T19:33:01","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14090"},"modified":"2017-12-29T19:33:01","modified_gmt":"2017-12-29T19:33:01","slug":"madaafiic-lagu-weeraray-saldhig-ay-ciidamada-ethiopia-ku-leeyihiin-xudur-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14090","title":{"rendered":"Madaafiic lagu weeraray saldhig ay ciidamada Ethiopia ku leeyihiin Xudur Ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya degmada Xudur ee\u00a0 xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay weerar hoobiyeyaal loo adeegsaday xalay ku qaadeen saldhig ciidanka Itoobiya ay ku leeyihiin degmada Xudur.<span id=\"more-3935\"><\/span><\/p>\n<p>Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay in madaafiicdan lagu garaacay halka loo yaqaan Burayaasha oo ka tirsan degmada Xudur.<\/p>\n<p>Weriye ku sugan degmada Xudur ayaa u sheegay weriyaha jowhar.com in xalay ay maqleen dhowaaqa madaafiicda balse ay garanayn halka ay ku wajahnaayeen.<\/p>\n<p>Lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay madaafiicda iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in ciidamada Ethiopia ay ka jawaab celiyeen madaafiicda lagu soo ridey.<\/p>\n<p>Illaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka degmada Xudur oo ku saabsan madaafiicda lagu weeraray xalay degmadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya degmada Xudur ee\u00a0 xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay weerar hoobiyeyaal loo adeegsaday xalay ku qaadeen saldhig ciidanka Itoobiya ay ku leeyihiin degmada Xudur. Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay in madaafiicdan lagu garaacay halka loo yaqaan Burayaasha oo ka tirsan degmada Xudur. Weriye ku sugan degmada Xudur ayaa u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14091,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14092,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14090\/revisions\/14092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}