{"id":1411,"date":"2016-09-18T10:20:28","date_gmt":"2016-09-18T10:20:28","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1411"},"modified":"2016-09-18T10:20:28","modified_gmt":"2016-09-18T10:20:28","slug":"war-deg-deg-ahmaxkamada-sare-ee-somaliland-oo-saaka-bilawday-dhagaysiga-dacwada-u-dhexeysa-guddoomiyaha-xisbiga-ucid-eng-faysal-cali-waraabe-iyo-garabka-u-hogaamiyo-aqoon-yahan-jamaal-cali-xuseen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1411","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;;Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo  Saaka Bilawday Dhagaysiga Dacwada U dhexeysa Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Garabka U Hogaamiyo Aqoon Yahan Jamaal cali xuseen."},"content":{"rendered":"<h1>War Deg Deg ah;Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo\u00a0 Saaka Bilawday Dhagaysiga Dacwada U dhexeysa Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Garabka U Hogaamiyo Aqoon Yahan Jamaal cali xuseen.<\/h1>\n<p>Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa saaka bilawday dhagaysashada dacwadii udhaxaysay labada garab ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Waxaana dhagaysiga dacwadan ka soo qayb galay labada garab ee ay dacwadu udhaxayso oo ay kala hogaaminayaan musharaxa madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiye Faysal Cali waraabe iyaga oo ay weheliyaan dhan walba qareenkiisu.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa jooga gudoomiyaha maxkamada Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali.<\/p>\n<p>Waxaana la rajaynayaa waxa ay dacwadani ku soo dhamaan doonto.<\/p>\n<p>Dacwadan ayaa \u00a0maalmihii ugu dambeeyay\u00a0 goobaha \u00a0bulshadu ku kulmaan ay hadal haynta dacwadani ku badnayd.<\/p>\n<p>Dacwadan ayaa timid kadib markii uu gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe uu rafcaan u ka<\/p>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><br \/>\n<span id=\"MainContent_lblArticle2\">qaatay go\u2019aamadii ay soo saareen gudida kala saarida ururada Siyaasada Somaliland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Deg Deg ah;Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo\u00a0 Saaka Bilawday Dhagaysiga Dacwada U dhexeysa Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Garabka U Hogaamiyo Aqoon Yahan Jamaal cali xuseen. Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa saaka bilawday dhagaysashada dacwadii udhaxaysay labada garab ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid. Waxaana dhagaysiga dacwadan ka soo qayb galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1412,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1411"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1413,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1411\/revisions\/1413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}