{"id":14152,"date":"2018-01-02T19:55:40","date_gmt":"2018-01-02T19:55:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14152"},"modified":"2018-01-02T19:55:40","modified_gmt":"2018-01-02T19:55:40","slug":"gantaal-lagu-weeraray-gaadhi-marayay-deegaan-ka-tirsan-gobolka-shhoose-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14152","title":{"rendered":"Gantaal lagu weeraray gaadhi marayay deegaan ka tirsan gobolka Sh\/hoose Ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in duqeyn loo geystey gaari marayay deegaan ku dhow degmada Ow-Dheegle ee gobolka Sh\/hoose.<span id=\"more-4233\"><\/span><\/p>\n<p>Duqeyntan oo dhacday duhurnimadii maanta ayaa la sheegay in gantaal lagu dhuftay gaariga oo aan la sheegin noociisa kaasoo marayay deegaan lagu magacaabo Shan Garre oo\u00a0 qiyaastii 3km u jirta Ow-Dheegle.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah gaariga ayaa waxaa saarnaa illaa lix ruux waxaana labo gantaal oo lagu ridey mid ka mid ah uu ku dhacay gaariga.<\/p>\n<p>Illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeyntan hase yeeshee waxaa la aaminsan yahay in dhammaan dadkii saarnaa gaariga ay ku dhinteen duqeynta.<\/p>\n<p>Lama oga duqeyntan cidda ka dambeysay, hase yeeshee dowlada Maraykanka ayaa hore u sheegtay inay kordhinayso duqeynta ay ka geysanayo dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Duqeyntan ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee ay diyaaradaha aan la wadin ay ka geystaan dalka Soomaaliya sanadkan cusub ee 2018.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in duqeyn loo geystey gaari marayay deegaan ku dhow degmada Ow-Dheegle ee gobolka Sh\/hoose. Duqeyntan oo dhacday duhurnimadii maanta ayaa la sheegay in gantaal lagu dhuftay gaariga oo aan la sheegin noociisa kaasoo marayay deegaan lagu magacaabo Shan Garre oo\u00a0 qiyaastii 3km u jirta Ow-Dheegle. Sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14153,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14152"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14154,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14152\/revisions\/14154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}