{"id":14190,"date":"2018-01-05T11:20:02","date_gmt":"2018-01-05T11:20:02","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14190"},"modified":"2018-01-05T11:20:02","modified_gmt":"2018-01-05T11:20:02","slug":"weeraro-lagu-qaaday-soomaali-ku-nool-magaalada-nazareth-dalka-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14190","title":{"rendered":"Weeraro lagu qaaday Soomaali ku nool magaalada Nazareth dalka Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya weerarada ay dadka ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ku hayaan Soomaalida ku nool dalka Itoobiya, iyadoo weerarkii u dambeeyay uu xalay ka dhacay magaalada Nazareth.<span id=\"more-4421\"><\/span><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool magaalada Nazareth oo qiyaas ahaantii ilaa 100km u jirta caasimada dalkaasi Itoobiya ee Addis ababa ayaa xalay lagu weeraray guryaha ay degan yihiin.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa lagu soo waramayaa in guryahoodii ay ka carareen oo ay u baxsadeeen caasimadda Itoobiya, si ay uga badbaadaan beegsiga qowmiyadda Oromada ay ku hayaan dadkaasi, sida ay sheegayaan qaar ka mid ah dadkii weerarkaasi la kulmay.<\/p>\n<p>Dadka Oromada ah oo weerarada soo qaadaya ayaa la sheegay in ay ku hareereysan yihiin guryaha ay degan yihiin Soomaalida, dadku waxay la\u2019yihiin qaab ay uga baxsadaan weeraradaasi.<\/p>\n<p>Bilihii ugu dambeeyey waxaa jiray xiisado u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada dalkaasi Itoobiya, iyadoo dhowr jeer mas\u2019uuliyiinta dalkaasi ay sheegeen in xal laga gaari doono dhibaatooyinkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya weerarada ay dadka ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ku hayaan Soomaalida ku nool dalka Itoobiya, iyadoo weerarkii u dambeeyay uu xalay ka dhacay magaalada Nazareth. Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool magaalada Nazareth oo qiyaas ahaantii ilaa 100km u jirta caasimada dalkaasi Itoobiya ee Addis ababa ayaa xalay lagu weeraray guryaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14191,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14190","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14190","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14190"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14192,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14190\/revisions\/14192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14191"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}