{"id":14196,"date":"2018-01-05T11:32:35","date_gmt":"2018-01-05T11:32:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14196"},"modified":"2018-01-05T11:32:35","modified_gmt":"2018-01-05T11:32:35","slug":"xukumada-kuuriyada-koonfureed-oo-aqbashay-wadahadallada-ciyaaraha-olambigga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14196","title":{"rendered":"Xukumada Kuuriyada Koonfureed oo aqbashay wadahadallada Ciyaaraha Olambigga"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa aqbashay in ay ka qaybqaadato wadahadallo heer sare ah oo toddobaadka soo socda dhici doona, sida ay sheegeen saraakiisha Kuuriyada Koonfureed.<\/p>\n<p>Kulanka 9 Janaayo ayaa diiradda saari doona sidii loo heli lahaa jid ay ciyaaaryahannada Kuuriyada Koonfureed uga qaybqaadan lahaayeen ciyaaraha Olambigga ee xiliga qaboobaha oo bisha Feebaraayo ka dhici doona Kuuriyada Koonfureed.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay toddobaadkan in ka qaybqaadashada ciyaarahaas ay &#8220;noqon doonto fursad wanaagsan oo lagu muujiyo midnimada&#8221; dadka Kuuriya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa la filayaa in uu ka dhaco Panmunjom oo xadka ku taalla.<\/p>\n<p>Tuuladan loogu yeero nabadda ayaa ku taalla xadka milatariga ka caagan ee aadka loo ilaaliyo, halkaas oo taariikhiyan labada dhinac ay wadahadallo ku yeelan jireen.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\">Trump oo markale u digay Kuuriyada Waqooyi<\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\">Kuuriyada Waqooyi oo &#8220;xadday qorshaha duullaanka&#8221; Mareykanka<\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><\/li>\n<\/ul>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/15AA1\/production\/_99473788_a0ac03cd-2a40-40f6-a365-3ee03e9e6ee1.jpg\" alt=\"Panmunjom ayaa loo qaabeeyay in labada masuul ay ku kulmaan\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">GETTY IMAGES<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Panmunjom ayaa loo qaabeeyay in labada masuul ay ku kulmaan<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Sida uu sheegay sarkaal ka tirsan xafiiska madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed kulankani wuxuu ahmiyadda siin doonaa ciyaaraha xiliga qaboobaha.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee wuxuu wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koonfureed ee Yonhap u sheegay in uu rumaysan yahay &#8220;in ay jiri doonto wadahadallo la xiriira sidii loo hagaajin lahaa calaaqaadka Koonfurta iyo Waqooyiga, ka dib marka ay Kuuriyada Waqooyi ka qaybqaadato Olambigga.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa aqbashay in ay ka qaybqaadato wadahadallo heer sare ah oo toddobaadka soo socda dhici doona, sida ay sheegeen saraakiisha Kuuriyada Koonfureed. Kulanka 9 Janaayo ayaa diiradda saari doona sidii loo heli lahaa jid ay ciyaaaryahannada Kuuriyada Koonfureed uga qaybqaadan lahaayeen ciyaaraha Olambigga ee xiliga qaboobaha oo bisha Feebaraayo ka dhici doona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14197,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14198,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14196\/revisions\/14198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}