{"id":1432,"date":"2016-09-18T18:20:18","date_gmt":"2016-09-18T18:20:18","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1432"},"modified":"2016-09-18T18:20:18","modified_gmt":"2016-09-18T18:20:18","slug":"daawoakhri-xisbiga-waddani-oo-mawqif-adag-ka-istaagay-muddo-kordhinta-wakiilada-taageeray-goaankii-ay-beesha-caalamku-ka-istaagtay-muddo-kordhinta-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1432","title":{"rendered":"DAAWO\/Akhri:-Xisbiga WADDANI oo Mawqif Adag Ka Istaagay Muddo Kordhinta Wakiilada+ Taageeray Go\u2019aankii Ay Beesha Caalamku Ka Istaagtay Muddo Kordhinta Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p><b>DAAWO\/Akhri:-Xisbiga WADDANI oo Mawqif Adag Ka Istaagay Muddo Kordhinta Wakiilada+ Taageeray Go\u2019aankii Ay Beesha Caalamku Ka Istaagtay Muddo Kordhinta Doorashooyinka<\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div>Kulan saaka ay wada-yeesheen madaxda,hoggaanka iyo guddida fulinta Xisbiga WADDANI, ayaa waxa laga soo saaray War-Murtiyeed ku saabsan Mawqifka Xisbiga WADDANI ee dib-u-dhaca Doorashada Wakiilada Somaliland, waxaana sidoo kale si aada looggu taageeray go&#8217;aankii ay beesha caalamku ka soo saartay Muddo Kordhinta Arrimaha Doorashooyinka Somaliland.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Hoos ka Daawo\/Akhri, War-Murtiyeedka<\/div>\n<p><strong>War-murtiyeed<\/strong><\/p>\n<p>Maanta oo taariikhdu tahay 18 September waxa\u00a0 uu Xisbiga Waddani shir ku qabsaday hotel maansoor kaasoo ay kasoo qaybgaleen hoggaankasare \u00a0iyo guddiga fulinta, shirkaas oo lagaga arinsanayey guud ahaan xaaladda dalka iyo gaar ahaan wareegtadii madaxweynaha ee kala qaadista doorashada golaha wakiilada iyo ta madaxtooyada \u00a0iyo mawqifka uu xisbiga waddani ee wareegtadaas.<\/p>\n<p><strong>Mawqifka xisbiga.<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Saddexda Xisbi qaran waxay madaxwaynaha kalsooni buuxda ku siiyeen xallinta saami qaybsiga golaha wakiiladda waxaanay u ballan qaadeen in ay ku raaci doonaango\u2019aan kasta oo uu xal u arko oo uu kasoo saaro saluugga gobolada dalka iyo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiladda, maaddaama ay tahay waajibaadka xukuumadda.<\/li>\n<li>Xisbiga Waddani wuxu cambaaraynayaa isla markaana u arkaa sharci darro nuxurka qoraalka Madaxweynuhu u gudbiyey golaha baarlamaanka ee ku saabsan kala qaadista labada doorasho (wakilada &amp; Madaxtooyada), iyadoo hawsha doorashada loo igmahday Gudiga Doorashooyinka Qaranka.<\/li>\n<li>Xisbiga waddani wuxu ayidsan yahay g\u2019oaankii Maxkamadda Dastuuriga ahi ka soo saartay wada qabashada labada doorasho oo ah in ay qabsoonto 28\/3\/2017.<\/li>\n<li>Xisbiga Waddani wuxu ayidsan yahay go\u2019aankii ay ku caddeeyeen Guddiga Doorashooyinka Qaranku in ay diyaar u yihiin qabsoomida labada doorasho muddadii loo cayimay oo ah 28\/03\/2017.<\/li>\n<li>Xisbiga Wadani wuxuxasuusinayaa MW Axmed Maxamed Siilaanyo in uu qaato go\u2019aan la mid ah kii uu qaatay Mudane Daahir Riyaale Kaahin ee suurto gal ka dhigay qabsoomiddii doorashada golaha wakiiladda ee qabsoontay 2005.<\/li>\n<li>Xisbiga waddani wuxu taageersan yahay si weynna u ayidayaa baaqii beesha caalamka iyo taageerayaasha doorashooyinka Somaaliland ay ka soo saareen wareegtada qayrul sharciga ah oo aanu aaminsanhay in madaxaynaha la hoosdhigay.<\/li>\n<li>Xisbiga waddani wuxu u taagan yahay badbaadada qarnimada Somaliland waxaanu ka soo horjeedaa wax kasta oo lagu carqaladaynayo qabsoomidda doorashooyinka oo ina dhaxal siinkara burbur aan laga soo kaban Karin.<\/li>\n<li>Xisbiga waddaniwuxu ugu baaqayaa shacabka Somaliland ilaalinta wadajirka ilaalinta nabadgelyada iyo badbaadinta qaranimada Somaliland.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ALLAAH MAHADLEH<\/p>\n<p>XISBIGA WADDANI<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xisbiga WADDANI oo Mawqif Adag Iska Taagay Muddo Kordhinta Doorashooyinka\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/inOuUpeOWx0?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>DAAWO\/Akhri:-Xisbiga WADDANI oo Mawqif Adag Ka Istaagay Muddo Kordhinta Wakiilada+ Taageeray Go\u2019aankii Ay Beesha Caalamku Ka Istaagtay Muddo Kordhinta Doorashooyinka &nbsp; Kulan saaka ay wada-yeesheen madaxda,hoggaanka iyo guddida fulinta Xisbiga WADDANI, ayaa waxa laga soo saaray War-Murtiyeed ku saabsan Mawqifka Xisbiga WADDANI ee dib-u-dhaca Doorashada Wakiilada Somaliland, waxaana sidoo kale si aada looggu taageeray go&#8217;aankii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1433,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1432"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1434,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1432\/revisions\/1434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}